Qubeys miya igu waajib ah

Qubeys miya igu waajib ah

Su’aasha: Asc sual ayan qabaa hadii aan gacanteyda ku istiimo kadibna biyo iga yimaadaan qubeys miya igu waajib ah inta aan tukan? Mahadsanid. Jawaabta: Gabadha iyo wiilkaba haday gacanta ay ku siigaystaan oo ay biyo ka yimaadaan qubeys ayaa ku waajiba, ninka waa inay ka baxaan biyo cad oo adag oo oo faniinaya kaddib uu […]

Buumadayda ayaan qoyaan ku arkay qubeys miyaa layga rabaa

Buumadayda ayaan qoyaan ku arkay qubeys miyaa layga rabaa

Su’aasha: Suaal ayaan qabaa aniga aanan gaceynteyda adeegsan ayaan seexday markii Soo kacay waxaan arkay buumadii qoyaan ah markii aan istijaabiyay kacsigeyga waa uu jogaa. Jawaabta: Qofka asoo hurdaya  hadduu isku arko qoyaan kasoo baxay xubintiisa taranka qubeys ayaa ku waajibayo, waa janaabo, shardi ma aha inuu gacantiisa ku keeno biyaha ama inuu arko riyo […]