Hadii Xubinka taranka aad taabato adoo janaaba ka qubeysanayo weysadaa ansax miyaa

Hadii Xubinka taranka aad taabato adoo janaaba ka qubeysanayo weysadaa ansax miyaa

Su’aasha: Asc Marka aan ka qubeysanayo janaabada oo aan waysa qaato kadibna aan qubeysto oo markaa Xubinka taranka Gacanta iiga dhacdo waysadaa iyo janaabada aan is raaciyey ma ansax meysaa SI GAAR AHAAN waysada aan janaabada kahor mariyey ma ansax meysaa ? Jawaabta: Marka hore waxaad ogaataa culimada fiqiga inay isku khilaafeen qofka hadduu taabto […]

Qoyaanka buumada goorma uu shaki keeni karaa

Qoyaanka buumada goorma uu shaki keeni karaa

Su’aasha: Sakay salada suubax hurdo ayay igudaftay mardambe Ayan sokacay kuleyl aya jiray wan qabeystay Wana tukaday kadib cashar Ayan aqristay kadib hurdada Ayan kulabtay waxaan iskasibay shorka ama buumaha qooyan Ayan Ayan isku arkay shaki aya saladi igagalay aan tukaday lakin marlabad matukan ee wan iska sexday salada miyan soqalaye. Jawaabta: Qoyaanka aad aragtay […]

Anoo janaabo qaba Qur’aan ma dhageysan karaa?

Anoo janaabo qaba Qur'aan ma dhageysan karaa?

Su’aasha: Wll anoo janaabo qabo hadaan Qur aan dhageysto dambi miyaa mise waa mubaax bal ii kala cadeey Jawaabta: Quraanka waad dhegeysan kartaa adoo janaabo qaba wax dhib ma laha waana mubaax, sidoo kale naagta dhiiga caadada qabta iyada way dhageysan kartaa quraanka, akhriska ayaan laguu oggoleyn ama inaad musxafka qabato laakin dhegeysiga waa mubaax. […]

Taabashada dabadu waysada ma jabisaa

Taabashada dabadu waysada ma jabisaa

Taabashada dabadu waysada ma jabisaa Su’aasha: 1.taabashada dabdu waysada ma jabisaa. 2.Timaha hoose hdii aan 40 cisho la xiirin salaada ma la aqbalaa. 3.Hadii aan jabaabo ka mydho oo aanan kadib waysaysan salaad ma tukan karaa. Jawaabta: Su’aasha koowaad: oo ku saabsan taabashada dabada weysada ma jabisaa mise ma jabiso, sida xoogga badan qofka hadduu […]

Maxay yihiin sababaha hor istaagi kara biya baxa riyada

Maxay yihiin sababaha hor istaagi kara biya baxa riyada

Su’aasha: Waxaa iishegtay inay sababo badan hor istaagi karaan biyo baxa riyada marka maxay noqonkaraan Jawaabta: Way jiraan sababo reeba qofka inuu isku junuubo oo hurdada ku biyabaxo, waxaa ka  mid ah: Qofka inuu wax kale ku mashquulsan yahay ama uu caadi ahaan u jiran yahay jirro nooc kaste ah ahaato, kacsiga ayay saamaysaa, ama […]

Anoo janaabo qaba wax ma cuni karaa?

Anoo janaabo qaba wax ma cuni karaa?

Su’aasha: Wll anoo janaabo qabo wax ma cuni karaa waxaan maqlay qofka isagoo qasli qaba inuusan wax cuni karin ilaa uu ka qubeysto arinkaas ma adillo ayaa jirta oo saxiix ah oo suubaneheena Scw ka sugnaatay bal faah faahin isiiya. Jawaabta: Qofka janaabada qaba wuu cuni karaa cunto wax dhib ma laha xaaraan ma aha, […]