Islaamka meesha uu geeyay aqoonta

Islaamka meesha uu geeyay aqoonta Aqoonta ama cilmiga waa wax aad u qiima badan oo qofka kaga sarreynayo dadka aan aqoonta lahayn, markaad eegto diinta islaamka waxaad arkaysaa sida ay ugu dadaashay aqoonta, bal aayadda ugu horreysa ee quraanka kariimka nabiga (SCW) kusoo degata waxay ku boorrinaysaa qofka inuu wax akhriyo, akhriskana waa furaha aqoonta. […]
Dabciga mu’minka iyo caayda iyo aflagaadada

Dabciga mu’minka iyo caayda iyo aflagaadada Qofka mu’minka ma aha qof dadka duraya oo caayaya ama aflagaadeyanaya. Afaxaar ma aha waa qof mar kaste garsoor ah oo hadalkiisu miisaaman yahay. Rag iyo dumar ha ahaadee. Muslinka taas diinta ayaa fartay marka qofka waxaa laga rabaa inuu raaco fariimaha diinta. Xadiis ayaa kusoo arooray tilmaamaya sifada […]
Aadaabta wada hadalka muslinka laga rabo

Aadaabta wada hadalka muslinka laga rabo Dadka way isu baahan yihiin haddii laysku dhaco waanwaan iyo wadahal ayaa lagu dhamyn karaa arrimaha laysku haysto siiba dadka muslimiinta dhexdooda. aadaabta wada hadalka, wuxuu ka mid yahay wada hadalka waxyaalaha laysku barto qaladkana lagu saxo, islaamka wuxuu u furay albaabka wada hadalka dadkoo dhan, sidii loo gaaro […]
Nadaafadda iyo Islaamka xadiis muhim ah

Nadaafadda iyo Islaamka xadiis muhim ah Diinta islaamka waa diin nadaafad la timid, carabta inta uusan islaamka u imaanin waxay haayeen dad aad u wasakh badan sidaas oo kale ayay ahaayeen reer galbeedka ilaa iyo haddana way yihiin xataa saxarada isma dhaqaan kaliya waxay ku tirtiraan waraaq sidoo kale kaadida. Diinta islaamka waxay ku dadaashay […]
Raabidada islaamka ayaa guri u iibsay Salwa Mustafa

Raabidada Caalamka islaamka ayaa guri ugu iibisay dalka New Zealand haweeneydii ku weysay ninkeeda iyo wiilkeeda weerarka foosha xumaa . waxay tageen iyada iyo familkeeda goor dhow dalka New Zealand. Waaxaa lagu magacaabaa Salwa Mustafa, waxayna ku tageen dalkaas qoxootinimo, waxay kasoo carareen dagaalka dalka Suuriya.
