Naagta Ing Yariisow isku qarxisay yay tahay

Qaraxa lagu dilay Ing Yariisow waxaa la sheegayaa inay haweeney fulay, waxaa la sheegay markuu bilaabay duqa magaalada hadalkiisa ayaa naag soo gashay howlka oo miinaysan markaas ayay meesha isku qarxisay. wararka waxay sheegayaan in maalmahaan lala socday naag inay soo gashay magaalada Muqdisho oo rabta inay is qarxiso. marka arrinta waa halis. qaraxa dad […]
War deg deg Ing Yariisow ku saabsan iyo qaraxa

Guddoomiye ku xigeenka Koobaad ee maamulka gobolka Benadir Mudane Tuuleh oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ugu baaqay Shacabka gobolka Benadir iney is dejiyaan. Guddoomiye Tuulah waxa uu xaqiijiyey in Guddoomiyaha gobolka Benadir ahna Duqa magaalada Muqdisho uu nool yahay islamarkaana uusoo gaaray dhaawac fudud hadana ay dhaqaatiirta dabiibiyaan. Sidoo kale Guddoomiye Tuulah waxa uu […]
Sawirada Xafladda 1-da Luulyo Muqdisho 2019

Sawirada Xafladda 1-da Luulyo Muqdisho 2019 Dowladda Federaalka Soomaali ayaa qabatay xaflad lagu xusayo kowda luulyo. waxaa ka soo qaybgalay madax badan iyo ciidanka iyo shacabka. sawirada ayaad ka dareemaysaa sida loogu dabaaldagay xafladda kowda Luulyo. Md. Farmaajo iyo duqa magaalada Muqdisho Ing. Yariisow ayaa xafladda ka muuqday iyo dad badan oo jagooyin sare haya. […]
Xasan Aadan Samatar Farmaajo muxuu ka rabaa

Farmaajo iyo Khayre waxay soo dhoweeyeen Fanaanka caanka ah Xasan Adan Samatar. dad badan ayaa baraha bulshada soo bandhigay oo isweydiiyay Farmaajo iyo Khayre waxay soo celin la’yihin amniga Muqdisho waxay taraysaa inay ku fanaan waxyaalo aan faan ku jirn. Qofka masuulka ah waxaa laga rabaa inuu ka fikiro dalka iyo dadka waxa ay u […]
