Pakistan oo labo diyaarad dagaal soo ridday

Pakistan oo sheegtay inay soo ridday labo diyaarad dagaal ay leedahay India. marka ay weerar kusoo qaadeen kaddib Kashmir . Pakistan oo sheegtay hal duulay inay nolol ku qabatay oo hadda ay hayso dayuuradaas oo weerar kusoo qaadday dalka Pakistan sawirada diyaadda oo holcaysa
