Qofka is weyddiiya yaa Alle abuuray ma muslin baa?

Qofka is weyddiiya yaa Alle abuuray ma muslin baa?

Su’aasha: Qofka niyaddiisa ay soo galayaan yaa abuuray Alle oo maanta oo dhan taas ka fikira iyo waxyaabo kale aan meesha ku sheegi karin qofkaas gaal miyuu noqonayaa, illeen iimanka waa qalbigee arintaas walwal daran ayay igu haysaa walaalayaalow ila taliya. Jawaabta: Qofka waxyaalaha qalbigiisa ku wareegta oo la xiriira jiritaanka Alle iyo quraanka iyo […]

Waa maxay iimaanka jannada lagu galo

Waa maxay iimaanka jannada lagu galo

Waa maxay iimaanka jannada lagu galo Iimaanka dad badan muslin ah waxay u malaynayaan wax iska caadi oo afka kaliya laga dhaho. iimaanka oo Ilaahay ku sheegay diintiisa kaas ma aha, waa iimaan buuxa oo qofka janna ku galayo, iimaanka noocaas ah waa kan jannada sabab kuugu noqon kara, dad badan ayaa jira oo iimaanka […]

Alle siduu khalqiga amarkiisa ugu fuliyo

Alle siduu khalqiga amarkiisa ugu fuliyo

Alle siduu khalqiga amarkiisa ugu fuliyo Awoodda Alle lama soo koobi karo wax ka awood badan ma jiro Markaad eegto aaydaha quraanka kariimka si fiican ayaad u ogaan kartaa awoodda Alle meesha ay gaarsiisan tahay. Qofka muslimka waa inuu sidaas ogaadaa, waa waddada uu ku dejin karo qalbigiisa wuxuu ku helaa arrintaas xasilooni. wuxuu leeyahay […]

Dhaqanka dadka iimaanka leh

Dhaqanka dadka iimaanka leh

Dadka iimaanka leh waxay leeyihiin astaamo lagu garto, iyo dhaqan suuban oo ka soocaya dadka xunxun. Nusuus badan ayaana tilmaantay arrintaas halkaan ayaad ka arki doontaa. Alle wuxuu sheegay dadka iimaanka leh inay ku degdegaan khayraadka, waxay ka baqayaan inaan laga aqbalin, rajo damac ayay ka qabaan in laga aqbalo oo abaalkiisa ay helaan, wuxuu […]

Salaadaha aysan munaafiqiinta tukan karin

Salaadaha aysan munaafiqiinta tukan karin

Munaafiqiinta waa dad afka muslin ka ah oo calooshana gaalo ka ah, waxay isku qariyaan imaanka ay sheeganayaan, waa dad cadow ku ah diinta. Waxyaabaha ugu caansan lagu ogaan karo waa salaadaha. wuxuu yiri rasuulka – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee -: (لَيْسَ صَلاَةٌ أَثْقَلَ عَلَى المُنَافِقِينَ مِنَ الفَجْرِ وَالعِشَاءِ، وَلَوْ يَعْلَمُونَ مَا فِيهِمَا […]

Xadiiska qeybaha iimaanka sheegay

Xadiiska qeybaha iimaanka

Xadiiska qeybaha iimaanka sheegay Xadiithkan waxaa lagu tiriyaa axaadiithta ugu caansan Islaamka waa xadiith kutub badan kusoo arooray. Wuxuu tilmaamayaa ilaamka inuu dhowr waxyaabo u qaybsamo oo ay ka mid yihiin falaka suuban oo uu qofka sameeyo wanaagga uu ku hadlo dhammaan waxay soo hoos galayaan iimaanka. Laakin waxaa shardi ag qofka inuu haysto meesha […]