Labadayda xaas mid ayaan aad u jecelahay ma dambi baa

Labadayda xaas mid ayaan aad u jecelahay ma dambi baa

Su’aasha: waxan qabaa labo xaas labada way fiican yihiin laakin mid ayaan aad u jeclahay oo marka gurigeeda aan joogo aad baan u raaxaystaa midda kale sidaas kuma ahi haddaba cadaalad miyaa sidaas oo dambi miyaa lay qorayaa fadlan ila taliya. Jawaabta: Qofka labo xaas leh iyo wixii ka badan waxaa waajib ku ah inuu […]

Daawo wiil afar gabdhood hal mar loo aqalgeeyay

Wiil afar gabar hal mar loo aqalgeeyay

Wiil u dhashay dalka masar gaar ahaan gobilka Qina ayaa hal mar loo guuriyay 4 gabdhood. wiilka waxaa lagu magacaabaa Cumar Cabdoh wuxuuna jiraa 29 sano. qisadan oo noqotay qisada ugu yaabka badan nin hal mar afar naag guursanaya. wiilka oo meelo badan laga waraystay ayaa sheegay inuu u sameeyay arrinkaan marka hooyadiisa ay dalbatay […]

Waxbarashada iyo guurka yaan hormariyaa

Waxbarashada iyo guurka yaan hormariyaa

Waxbarashada iyo guurka yaan hormariyaa Su’aasha: Waxan ahay gabar dugsiga sare dhameysay waxan rabaa inaa jaamacad dhigto  nin ayaa isoo doontay marka familkayga waxay i leeyihiin intaan ku joojo waxbarashada anigana waxaan ku iri waxaan guursanaa marka aan jaamacadda dhameeyo afar sano kaddib  waayo da;dayda way yar tahay maxaan sameeyaa ila taliya. Jawaabta: Waxbarashada iyo […]

Gabar adeerkay dhalay oo arin iga haysata

Gabar adeerkay dhalay arin iga haysata

Su’aasha: Gabar aya jirta oo aderkayga dhalay oo la rabo in lay guuriyo waxan maqlay gabar adeerkaaga dhalay ma fiicna inaad guursato ilmaha aad dhalaysaan jirooyin ayay familka ka dhexlayaan waxaan rabi lahaa inad iga jaahil bixisaan guurka gabdhaha ina adeerka ah . Jawaabta: Diin ahaan waa xalaal in la guursado gabar uu dhalay adreerkaaga  […]

Gabar u dhalatay India oo eey lagu mehriyay

Gabar u dhalatay India oo eey lagu mehriyay

Gabar u dhalatay India oo eey lagu mehriyay India waxay ka mid tahay dalalka ugu yaabka badan dunida. waxaana la dhihi karaa waa dalka ugu khuraafaadka badan sidoo kale sixirka iyo tafaafulka. Waxaa laga helaa dad caabudayo waxyaalo  kala duwan oo aan ku soo dhicin caqliga aadanaha. Gabar u dhalatay dalkaas oo loo guuriyay eey  […]

Waa maxay cudurka cabsida guurka (Gamophobia)

Waa maxay cudurka cabsida guurka (Gamophobia)

What is the fear of marriage (Gamophobia) ? Guurka caadi ahaan wax wax dabiici ah oo dhex maraya nooleyaasha oo dhan meel kastoo ay ku nool yihiin. Laakin mararka qaarkooda qofka waxaa lasoo gudboonaada cabsi dhanka guurka taas oo keenaysa qofka inuu ka baqo guurka waliba marka uu gaaro da’da guurka uuna helo qofta uu […]

Guurka gabdhaha yaryar iyo odayga weyn

Guurka gabdhaha yaryar iyo odayga weyn

Sawiro ayaa ku faafay baraha bulshada shalay iyo maanta sawirada waxaa ka muuqda nin oday ah oo la sheegay inuu jiro 73 sano oo guursaday gabar jirto 13 sano. waxaa la sheegay arooskooda inuu ka dhacay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud. dadka soomaaliyeed ayaa labo u qeybsamay  dad taageeraya iyo dad diiddan oo dhaleeceynaya. Guurka […]