Wiil ayaan jeclahay aabahaygana ma rabo ila taliya

Wiil ayaan jeclahay aabahaygana ma rabo ila taliya

Su’aasha: SC waxan jeclahay wiil isku xafad an nahay, isagana wuu i jeclyahay, lakin marka aan u shegay aabahayga wuu diiday wuxuu igu yiri ma guursanaysid nin aniga aan rabin, wilka waa qof fican marka maxan sameya ila taliya. Jawaabta: Guurka waa mustaqbal aan sahal ahayn, ninka aad guursanayso waxaa fiican in labadaaada waalid ay […]

Qabiilka Soomaali ugu guurka badan

Qabiilka Soomaali ugu guurka badan

Qabiilka Soomaali ugu guurka badan Qabiilka soomaali ugu naago arooska badan yaa la dhihi karaa. intaan laga jawaabin su’aashan waxaa habboon inaan ogaano dhaqanka soomaaliyeed xagga guurka. dadka soomaaliyeed ma aha dad guurka ka daaho siiba dadka ku nool miyiga. wiilka marka uu soo qaangaaro naag ayaa lagu daraa si uu u dhalo caruur. sidoo […]

Afarta waxyaabood Gabdhaha loo guursado maxay yihiin

Afarta waxyaabood Gabdhaha loo guursado maxay yihiin

Dadka caadi ahaan afartaan waxyaalood ayay dumarka u guursadaan sida xadiiska uu sheegay Nabiga SCW wuxuu yiri :   تنكح المرأة لأربع مالها وجمالها وحسبها ودينها  صحيح البخاري Haweeney waxaa loo guursadaa Afar waxyaalood hantideeda iyo nasabkeeda iyo quruxdeeda iyo diinteeda ee ku guulayso midda diinta leh gacmahaaga ciidda ha galaanee Taasoo laga wado diinta […]

Gabar aan jeclahay mana heli karo talo i siiya

Gabar aan jeclahay mana heli karo talo i siiya

Su’aasha Gabar hadii aysan ku jecleen maxaa lagu garan karaa? side baan ka yeelaa gabar aan  I jecleen anigana guur aan ka rabo. haddii aan  guursado gabar aan I rabin malaga yaabaa inay I jaclaato mustaqbalka Jawaabta Guurka cayaar ma aha, jacaylka aad sheegeyso inta badan been buu ku dhisan yahay, teeda kale naag aan […]

Dumarka Facebook raga dhaqsi ku aamina (Guurdoon been ah)

Dumarka Facebook raga dhaqsi ku aamina

Dumarka Facebook raga dhaqsi ku aamina (Guurdoon been ah) Maalmahan waxaa soo batay rag ku nool qurbaha. siiba Yurub iyo America, raggaas been ayay u sheegaan hablaha ama gabdhaha yaryar. intay Facebook soo galaan ayay gabdhaha luuqa usoo galaan. qaar waxay rabaan inay gabdhaha xumaan kala raaxaystaan, qaarna waxay dhahayaan aan ku guursado. guur kumeelgaar […]

Jacaylka aan waarin calaamadaha uu leeyahay

Astaamaha lagu garto jacaylka aan waarin

Jacaylka aan waarin calaamadaha uu leeyahay Jacaylka 20 jirka iyo guurka degdegga Qofka markuu yar yahay oo wali uusan qaadan mas’uuliyad ma fahmo dhabta, dhalinyarada ka yar labaatanka waxay u malaynayaan jacaylka inuu yahay hadal. gabar haddii ay dhahdo wiilka 20ka jira : waan ku jeclahay aboowe isagoo dhan adduunka ayaa la wareegsanayo, wuxuu u […]

Sixirka astaamaha lagu garto

Sixirka astaamaha lagu garto

Sixirka astaamaha lagu garto Saxirka waa wax jira oo Qurananka kariimka lagu sheegay, waa wax adduunka oo dhan laga yaqaano, sixirka diinta way xarrimtay in la adeegsado, noocyo sixirka ka mid ah, waa gaalnimo, inta badan noocyada gaalnimada ayaa ku badan sixirka. haddaba sixirka noocyada uu u kala baxo waa sidan: Sixir ku saleysan geedo […]