Wilhelm Ott oo saaxiibtiisa markuu islaamiyay guursaday

Lagdanyaqaanka u dhashhay Austria Wilhelm Ott oo soo islaamay goor dhow ayaa maanta guursaday saaxiibaddiisa islaamka kahor. Wuu diiday inuu guursado ilaa ay kasoo islaanto wuxuu ka dalbaday inay islaamka soo gasho. Wayna soo islaantay sharceeda islaamka ayuu ku guursaday wuxuu yiri: maanta ayaa diintayda dhamaystirantay iyadoo ay ila socoto saaxiibtayda hore oo noqotay xaaskayga […]
Nin eed badan guurkiisa maxaa lagala kulmaa

Su’aasha: Waxaa jira nin eed badan oo mar kaste dadka eeda oo caan ku ah qaraabana waannu nahay marka wuxuu iga rabaa guur anigana waan rabaa laakin waxaan ka baqayaa dabcigiisaoo adag waa qof maanta oo dhan dadka eeda waa caan wuuna xanaaq badan yahay maxaad igula talin lahaydeen malaga yaabaa ninkaas inuu is baddalo. […]
Diracley ayaan is guursan rabnaa ila taliya

Diracley ayaan is guursan rabnaa ila taliya Su’aasha: Gabar ayaan doonan rabaa laakin waa gabar labiska diraca banaanka ku qaadato waxaan rabaa inay is xijaabto iyaduna ma fulinin waxa aan rabo mar kaste waxay igu tiraahdaa xijaab waxaan qaadanaa marka aan is guursano waxa aan samaynayo ma garanayo. Jawaabta: Sida aad og tahay xijaabka waa […]
Nin balwad leh ma guursan karaa

Su’aasha: waxaa isoo doontay nin balwada leh oo sigaarka iyo qaadka cunta familkeyga way ila rabaan laakin aniga kuma qanacsani sideen yeelaa maxaad igula talin lahaydeen ee ii sheega malaga yaabaa inuu mustaqablka tooso oo uu iska daayo sida ay walaalahayga qaar leeyihiin. Jawaabta: Nin balwad leh mustaqbal ma laha waayo wax kaste waxaa ugu […]
Naagta been ii sheegayso maxaan ku garan karaa

Naagta been ii sheegayso maxaan ku garan karaa Su’aasha: Waxan raba inaad iga jawabtan su’asha oo ah naag ayan shukaansaday marka waan ka shakiyay inay been ii sheegayso gabar an qaraabo nahay ayaa igu tiri gabadhan beenta ayay xariif ku tahay marka anigana aad baan u jeclaaday maxaad igu talinaysaan oo aan kula dhaqamayaa nagtaas […]
Nin ayaa guur la qarinayo iga dalbaday

Nin ayaa guur la qarinayo iga dalbaday Su’aasha: waxan ahay gabar jaamacad dhigata waxaa isoo doontay nin ku nool yurub laakin wuxuu leeyahay xaas wuxuu rabaa guur oo aan loo sheegin xaaskiisa guurka inuu noqdo guur qudbasireed ah marka ninka wuxuu rabaa inaan soomaali iska joogo oo aanan meel kale aadin maxaan sameeyaa ila taliya. […]
Maxaan ku garan karaa ninka aan guur daacad u ahayn

Maxaan ku garan karaa ninka aan guur daacad u ahayn Su’aasha: Waxaan ahay gabar wax barata quruxna waan leeyahay rag badan oo jmaacadda ila dhigta ayaa guur iga raba qaarkoodi toos ayay iigu shegeen qaarna sarebeen ahaan, hadaba waxaan rabaa inaad ii sheegtaan ninka guurka daacad u ah astaamaha lagu garto, qofka guri dhaqi kara. […]
