Guurka in laga baqo maxaa sababaya

Su’aasha: Rag waxad arkaysaa nolol ahaan iska ladan oo guri haysta hadana guur aan rabin marka aad weyddiiso wuxuu ku dhahaa guur laguma degdego marka su’asha waxay tahay maxaa keena ninka inu ka cabsado guurka? Jawaabta: Guurka waa wax aad u muhiimsan, qofka hadduu helo lacag iyo fursad waa inuu guursadaa, cabsida inta badan waxaa […]
Ninka guri dhaqan karo maxaa lagu gartaa

Su’aasha: Ninka ugu fiican la guursan karo sifada ama tilmaanta uu leyahay ayan rabaa inaad ii shegtan oo tilmaya inu yahay nin guri dhaqi karo o xasiisa an xumynaynin? Jawaabta: Gabadha muslimadda waxaa laga rabaa inay ka dhigato hadafkeeda xagga guurka mustaqbalka adduun iyo akhiro, ma aha inay hanti kaliya fiiriso. Ninka wanaagsan waxaad ku […]
Walaalkey hooyadey dhashay isagoo magaalada ila dagan ma guursan karaa anoo ogeysiin?

Su’aasha: Walaal waxaa iiga jawaabtaa su’aashaan waxaan rabaa inaan guursado magaalada aan joogo waxaa ila dagan Hooyadey iyo wiilal ay dhashay aan aabe igu ahayn anna waxaan ahay qof garoob ah, marka saasey tahay anoonan walaalkey la socodsiin guurkeyga xarig nikaax ma qabankaraa. Mida labaad waxaan maqlay qofta haweeneyda mar hadey carmal inay tahay inaysan […]
Guurka naag aad sino ilmo kaga dhashay

Su’aasha: Ma guursan karaa naag aan ka sineystay oo canug ii dhashay. Jawaabta: Ninka hadduu naag ka sinaysto waa guursan karaa laakin labo shardi ayaa ku xiran guurkaas: shardiga koowaad: waa towbad, inay ka towbad keenaan dambiga sinada waayo waa dambi aad u weyn. Shardiga labaadna: waa istibraa oo laga wado inay hal jeer caado […]
Gabadha sinada lagu dhalay aabeheed miyey guursan kartaa?

Su’aasha: Nin iyo naag baa isku tagay si sharci darro ah halkaas uur baa ka soo baxay naagtii waxay dhashay gabar gabadhiina wey weenaatay marka gabadhaas aabihii xaaraanta ku dhalay ma u banaan yahay guurkiisa waxaan sheeko ku maqlay in ninka owlaadiisa haduusan sharci ku dhalin ama guur ku dhalin inay u banaanyihiine bal arintaas […]
Guurka gabadha adeerka dhalay iyo midda shisheeyaha

Su’aasha: Gabar hadaad guursanayso waxaan fiican aan maqlay gabar qabiil ahaan kaa fog waxay ka fican tahay mida adeerkaaga dhalay taas maxaa ka jiro naagta qaraabada iyo nagta shisheeyaha yaa fiican waxan idinka rabaa inaad ii cadeysaan arintas idinko mahadsan. Jawaabta: Marka hore waxaad ogaataa guurka wuxuu ku fiican yahay gabar fiican oo dhowrasan oo […]
Ma ii banaan yihiin weysadana ma iga jabiyaaan labadaan qof?

Su’aasha: Hooyadey Eedadeed Aabaheeda qabo balse ka dhintay weyso ma iga jabisaa mida kalana Gabadha aan adeerka u ahay lkn hooyadeed aan qabo gabadhaas gabdhehee dhasho weyso ma iga buriyaan. Jawaabta: Hooyadaada eedadeeda oo aabbaheeda qabo waa xaaska awoowahaaga waxay kuu tahay maxram ma guursan kartid waxay kaa joogtaa meesha ayeeyadaada ay kaa joogto. Quraanka […]
