Naagta meherkeeda maka dhigi kartaa ninka xubinkiisa taranka

Naagta meherkeeda maka dhigi kartaa ninka xubinkiisa taranka

Su’aasha: Waxaan baraha bulshada ku arkay naag meherkeeda ka dhigatay ninka ghursanaayo xubinkiisa taranka inuusan naag iyasa aan ahayn uusan u isticmaalin marka meherkaaso kale ansax ma nqonaa. Jawaabta: Geedka ninka ma noqon karo meher maxaayeelay jirkiisa ayuu ka mid yahay laakin mas’aladan waxaa loo yaqaanaa shardiga inuusan ninka naag kale la guursanin marka uu […]

Da’a ahan ninka goorma u wanagsan inuu guursado

Da'a ahan ninka goorma u wanagsan inuu guursado

Su’aasha: Da’a ahan ninka goorma u wanagsan inuu guursado aniga hada waxbarashada Aya kujira waxaan Jira 22 sano high school Ka Waxaan dhameyni 24 ano Jira iyo 4sano jamacad ah iyo shaqo 28sano hadaan kuguursado ma qof weyn Ayan ahay Oo doobnimo kuheynaday Ayan noqonaya. Jawaabta: Guurka wuxuu u noqonayaa arrimo badan oo la xiriira […]

Su’aal ku saabsan guurka qarsoon iyo dalaaqa bidciga

Su'aal ku saabsan guurka qarsoon iyo dalaaqa bidciga

Su’aasha: Asc wrx wbrt Dalaaqa bidcada Waaridka ma ogolo Hadi a qaadan lahaa kuwa fadwoda Ilmaha aabahod ma ogolo In a soo gursado o bidcada kuwa fadwadodo aamin sanaharkka Aniga 4 ciyaal nin kale Ma rabo ina hoos Geyo Waaridka iyo ninka Midkee baa qaataa ? Hada nin gursado Aabahey ima ogolo Ilmaha aabahood Abo […]

Guur ayaan rabaa aabbe iyo hooyana hadda ma oggola

Guur ayaan rabaa aabbe iyo hooyana hadda ma oggola

Su’aasha: Walaal wiil dhalin yaro ah ayaan ahay siigo ayaan is ka daayey waxaan ku tala jiraa inaa guursado tan kle aabahay oo maqnaa ayaa imaaday wuxa uuna dhahay wax baa isla qabsanaynaa oo somalia ayaa magaalooyinka wax gay gay naynaa ana nin shahwo ah baan ahay oo waxaan rabaa inaa guursado aabana hadaan is […]

Guurka waswaaska daawo muu u yahay

Guurka waswaaska daawo muu u yahay

Su’aasha: ASC waswaski ayan wali tabar Iskaga laahay Dr aya waxaan kamaqlay ruuxa waswaskisa xadka kabaxay boolashi fikirka aya Iska daba mareey ? In lootosiyo ayuu ubaahanyahay OO dawado lasiiyo aniga manta waxbarashada maadin murug darted? Mida kale waswaska dhalinyarada muxuu aad ugu badanyahay? Dr Ali m Saleh OO ee waxaan kula talinayo Will sual […]

Calaamad lagu kala garto muuqaal ahaan gabar iyo garoob

Calaamad lagu kala garto muuqaal ahaan gabar iyo garoob

Calaamad lagu kala garto muqaal ahaan gabar iyo garoob Su’aasha: Waxaaan ahay will dhalin yaro ah Waxaan rabaa inaan kala garto gabar iyo garoob “ma jirtaa calaamad lagu kala garo muqaal ahaan gabar iyo garoob. Jawaabta: Muuqaal ahaan way adag tahay in lagu kala saaro gabar iyo garoob, laakin inta badan gabadha way ka xishood […]