Guurka maxaa fashiliya sababaha asaasiga ah

Guurka maxaa fashiliya sababaha asaasiga ah

What makes the marriage fails Guurka maxaa fashiliya Samanka aan joogno waxaa aad u batay furiinka, marka taas ayaa waxay keenaysaa isweyddiin oo ah maxaa keenay in furiinka uu bato? Runta marka laga hadlo guurka wuxuu ku dhisan yahay run iyo daacadnimo, laakin waqtiga aan juugno sidaas ma aha. raga iyo dumarka waxay isku shukaansadaan […]