Sidee layskaga joojiyaa daawashada kilibyada galmada

Sidee layskaga joojiyaa daawashada kilibyada galmada Su’aasha: Walaal, waxaan daawada muuqaalada qaawan ee wasmada, marka waxaan isku arkay hadaan iska joojiyo xitaa inay sidii qabatin cml ii qabaneyso oo aan dareemaayo kacsi saa’id xitaa aan cunada ugu go’aayo ilaa aan muuqaaladaas ka arko mooyee marka sideen nafteyda ugu joojin karaa muuqaaladaas. Sidee layskaga joojiyaa daawashada […]
Macnaha ducada galmada

Macnaha ducada galmada Diinta Islaamka dhinac walba ayay tilmaantay oo ka mid ah nolosha muslinka. qofka marka uu rabo xaaskiisa inuu u galmoodo waxaa sunno ah inuu akhristo duco. Bukhaari ayaa wariyay xadiis ka hadlaya arrinkaas: عن ابن عباس – رضي الله عنهما – قال: قال النبي – صلى الله عليه وسلم -: “لو أن […]
Galmada aroortii iyo caafimaadka ninka iyo naagta

Galmada aroortii iyo caafimaadka ninka iyo naagta Galmada xalaasha ah guud ahaan waxay leedahay caafimaad sidoo kale firfircooni. Laakin galmada subaxa ama aroorta la sameeyo waxay leedahay faa’idooyin aad u badan. waxaa ka mid ah faa’idooyinkan: qofka oo dareema deganaan xagga qalbiga iyo jirka marka uu subaxda sameeyo galmo wuxuu dareemaa raaxo nafsi ah taasna […]
Ninkeeda ayay xaniinyaha ka jartay

Ninkeeda ayay xaniinyaha ka jartay Dhacdo lagaga argagaxay ayaa ka dhacday dalka Uganda, haweeney 35 jir ayaa ninkeeda 46 jir ah ka jartay xaniinyaha. Waxaa la sheegay naagta waxay ahayd naag khamriga aad u cabto marka ninkeeda wuxuu ku ciqaabayay inuusan u galmoonin, gogosha ayuu uga tagay. Maalin asoo ka yimid beertiisa ayuu iska hurday, […]
Dumarka galmada xanuun u keento waa kuwee

Dumarka galmada xanuun u keento waa kuwee Galmada mararka qaarkooda dumarka aad bay u xanuujisaa, taasna waa wax dad badan ay garanayaan haween badanna ay la kulmeen, hadaba maxaa keenaya inay naagta xanuun dareento marka ninkeeda u galmoonaya. lagama wado gabar bikaaro ah ee waxaa laga wadaa naag aan gabar ahayn oo furan laakin galmada […]
