Fasirka hilibka geela oo ceerinka ah

Fasirka hilibka geela oo ceerinka ah

Fasirka hilibka geela oo ceerinka ah Su’aasha: Waxan ku riiyooday anoo Hilib geel 2kg ah oo suuqa ka soo gadanaya wuxuuna ahaa hilib nadiif ah oo qurxoon. Marka maxay noqon karta fasiirka riiyadaas. Jawaabta: Iibsashada hilibka geela waxaa lagu fasiraa inaad ka heli doontid hanti qof aadan ka filinaynin qof cadow kugu ah siiba hilibka […]

Hilib qofka ku riyoodo fasirkiisa

blank

Hilib qofka ku riyoodo fasirkiisa Hilibka marka aad ku riyooto waxaa lagu fasiraa tafsiiro kala duwan sida aad ku aragto ayay ku xiran tahay laakin waxaa ugu muhimsan hilibka guud ahaan muxuu yahay hilibka la kariyay ama bisil waa hanti iyo deeq badan hilibka ceerinka waa cudur iyo dhibaato haddii aad ku riyooto adoo cunaya […]

Fasirka riyada xiiridda ama jaridda timaha

blank

Fasirka riyada xiiridda ama jaridda timaha Riyada: Riyada timaha la jarayo maxaa lagu fasiraa qofka ku riyooda asoo timaha loo jarayo  qofkana waa nin fasirka riyada jarida timaha ii fasira fadlan. Jawaabta: Fasirka riyada timaha la jarayo waxyaalo badan ayaa lagu fasiri karaa waxay ku xiran tahay qofka arkay iyo siduu u arkay. Fasirka: jarida […]

Fasirka riyada dhuusada waa maxay

Fasirka riyada dhuusada waa maxay

Fasirka riyada dhuusada waa maxay Su’aasha: Waxaan qabaa su’aal oo yaab badan qofka haduu riyo ku arko asoo dad badan ku dhex dhuusay dhuuso dhawaaq weyn leh oo meelo badan laga soo maqalay maxaa lagu fasiraa fadlan iisoo jawaaba. Jawaabta: Riyada dhuusada waa riyo qaabab badan noqon karta dhuusada codka leh iyo midda aan cod […]

Fasirka riyada barambarada

Fasirka riyada barambarada

Fasirka riyada barambarada Qofkii ku riyoodo barambaro riyadaas waxay ku tusinaysaa in dhib uu jiro oo aysan haboonayn in laga aammuso ومن رأى الصّراصير فإنّ هذه الرّؤيا تؤوّل إلى أنّ هناك مشكلةً لا ينبغي السكوت عنها، Baranbarada waxay tilmaamaysaa dhibaato weyn ama balo qofka kusoo socoto, qofkii ku riyoodo baranbaro waa inuu is ilaaliyaa. Qofkii […]

Riyada guurka xaaska mar labaad

Riyada guurka xaaska mar labaad

Su’aasha: ASC WLL Waxan ahay xaasle waxana ku Riiyooday anoo guursanaya Xaaskeyga waxana dhiigtay aroos wacan marka maxay noqon karta madama aan xaaskeyga xaalaasha aan riyada ku guursaday. Mahadsanid jawab deg deg ah. Jawaabta: Riyadan waa riyo aad u wanaagsan waxay wadataa bishaaro oo ah in adiga iyo xaaskaaga aad heli doontaan nolol aad u […]

Fasirka riyada dibqalooca maxay noqon

Fasirka riyada dibqalooca maxay noqon

Fasirka riyada dibqalooca maxay noqon Riyada: maxaa lagu fasiri karaa qofka arko dibqallooc asoo qaniinay, markaas ayuu soo qabtay uu dilay xanuun daran ayuu kala kulmay qaniinyada dibqalooca, riyada noocaas maxaa lagu fasri karaa. Fasirka: Fasirka riyada dibqalooca guud ahaan waa cadow gaar ahaan cadow kuu dhow dilka aad dilayso wuxuu noqon karaa inaad ka […]