Fasirka riyada cudurka corona virus

Fasirka riyada cudurka corona virus

Su’aasha: Maxay noqon kartaa riyada qofka hadduu arko qof corona virus qaba maxaa lagu fasiri karaa fadlan jawaab degdeg. Jawaabta: Waxaa dhici karta riyada inay tahay nooca loo yaqaano   أحلام حديث النفس taas oo laga wado riyada nafta ay ku sheekaysato, waayo maalmahaan waxaa la hadal hayaa cudurka corona virus marka waxay badan tahay riyada […]

Anoo gabar naaska ka taabanaya ayaan ku riyooday

Anoo gabar naaska ka taabanaya ayaan ku riyooday

Su’aasha: Waxaan ku riyooday anoo gabar naaska ka taabanaya marka aan naaska ka taabtay waxba ima dhahayso naaska wuxuu ahaa mid weyn gabadhana dhar ayay wadatay meeshana waxay ahayd meel banaan ah oo aan guri ahayn muxuu noqon karaa fasirka taabashada naaska gabdhaha waxay ahayd gabar aan la qabin. Jawaabta: Taabaashada ninka naaska waxaa lagu […]

Naag la qabo ayaan ku riyooday anoo hadal xun ku oranayo

Naag la qabo ayaan ku riyooday anoo hadal xun ku oranayo

Naag la qabo ayaan ku riyooday anoo hadal xun ku oranayo Su’aasha: waxaan ku riyooday anoo naag la qabo hadal u sheegaya si qarsoodi ayaan ugu sheegaa waxaa ku dhaha: qooq ma taqaanaa marka ma fahmayso macanaha laga wado waxay u eg tahay inaysan afka soomaaliga garanaynin markaas ayaan u fasiraa waxaan ku dhahaa qooq […]

Maxaa lagu fasiraa farjiga dumarka

Maxaa lagu fasiraa farjiga dumarka

Maxaa lagu fasiraa farjiga dumarka Riyada: Waxaan rabaa inaan ogaado qofka siil kuriyoodo maxaa lagu fasiraa siilka oo qaawan oo si cad u muuqa naagta dhar ayay wadataa kaliya siilka ayaa ka qaawan maxaa lagu fasiraa. Fasirka: Riyada farjiga ama taabashada cambarka waxaa lagu fasiraa qofka inuu heli doono farxad. sidoo kale hadday aragto gabadha […]

Riyada siibitaanka iligta

Riyada siibitaanka iligta

Su’aasha: Asc walal Waxan xalay ku riiyooday ilkaha qeybta hoose mid kamid ah oo an iska siibay wuxuuna ahaa iliga aan siibay midka hoose ee loo yaqana |Dhoolka. intas kadib waxan leeyahay Xaas uur ayay leedahay 9 bilood weeye. Jawaabta: Siibidda iligta waxaa lagu fasiraa waxyaalo badan, waa in la eegaa qofka arkay riyada, adiga […]

Fasirka riyada geel kugusoo ordaya

Fasirka riyada geel kugusoo ordaya

Fasirka riyada geel kugusoo ordaya Riyada: Qof hadduu arko rati oo xagiisa usoo ordayo laakin aan dhib u geysan maxaa lagu fasiri karaa. Fasirka: Qofkii arko geel guud ahaan waa riyo macne badan wadata, laakin middan adiga aad sheegayso waxay tilmaamaysaa rafaad iyo dhibaato xaggaaga soo wajahan sida muuqata waad ka badbaadi doontaa, geela marka […]

Riyada duulitaanka maxay noqon kartaa

Riyada duulitaanka maxay noqon kartaa

Riyada duulitaanka maxay noqon kartaa Su’aasha: Riyada qofka haduu arko asoo duulduulaya maagalada ayuu kor duulayaa sida shinbirta oo kale mana soo dhacaayo mana cabsanayo ilaa wuxuu gaarayaa daruuraha waxaana u muuqda xidigaha bal fasirka riyadan maxuu noqon karaa. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad meel sare gaari doontid xagga aqoonta iyo awoodda, dantaadana ay kuu […]