Riyada fure masjidka dhexdiisa laygu siinayo

Su’aasha: waxan xalay ku riyooday anoo ku jiro masjid waxaa ii imanaya imaamka maskidka wuxuu ii dhiibaa furaha masjidka wuxuu igu dhahaa sii hay meel aan dayaa anigana jeebka ayan galinaya furaha meesha waxaa jooga cunug yar oo masjidka dhexdiisa ku cayaaraha fadlan riyadan fasirkeda muxu noqon karaa. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa arrimo badan kaa […]
Riyada abaalmarinta goobta shaqada

Su’aasha: Riyada waxay tahay waxan ku riiyooday anoo Abaalmarin la iga siinaya goobta aan ka shaqeeya abaalmarintas oo ah Ipad cusub. Marka maxay noqon karta Riiyooyinkaas oo dhan. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa isbadalka xaaladaada lasoo gudboonaan doono, sida riyada laga dareemayo, noloshaada aad bay u fiicnaan doonto, waxaad yeelan doonto hanti iyo magac iyo sumcad, […]
Riyada xaaskayga oo la doodaysa nin odey ah

Su’aasha: Asc wllo asc wllo Xalay waxan ku riiyooday Xaaskeyga aan hadda qabo oo nin odey ah uu furay ayna murmayaan anigana aan goobta fadhiya anoo dhahaya xaaska anaa qaba. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa xalaad lasoo guboonaan karta shaqada aad hayso xaaska mararka qaar waxaa lagu fasiraa shaqada iyo mustaqbalka qofka, waxaa laga yaabaa qof […]
Riyada qof muslin kaniisad galayo maxay tahay

Su’aasha: waxan ku riyooday anoo galayo kaniisad oo xaflad ay ka jirto waxaan u jeedaa dad badan oo dhar cad ku labisan waxaa ku jiro nin muslin ah laakin ninka hadda ma garan karo qofka uu yahay laakin waxay dareen sanahay inu muslin yahay marka sidaas ayan kusoo toosay riyadan maxaa lagu fasiri kara. Jawaabta: […]
Riyada banooni la ciyaarayo waa maxay

Riyada banooni la ciyaarayo waa maxay Riyada: Asc walal waa maxay riyada ciyaarta kubada cagta ama banooni waqti habeen mugdi ah waxa ila ciyaaraya 2 gabdho oo ila dhashay iyo walaashey ninkeeda markaan kubada ama banooniga ciyaarayno aad ayaan u kala fognahay oo iskuma muuqano xitaa. Fasirka: Riyada cayaarta kubadda cagta ama banoonida waxay tilmaamaysaa […]
Fasirka riyada qof xildhibaan noqday

Su’aasha: Asc wllo Xalay waxan ku riiyooday anoo xildhiban Barlamaanka somalia noqday wali kuwa la soo xuli doona 2021 marka fasirkeeda muxuu noqon kara. Si deg deg iga soo jawab haddii aad awooda adoo raali ah. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto waxa aad faraha kula jirto sidoo kale inaad magac yeelan doonto, fasirka […]
Riyada jiirka ama dooliga oo la dilayo

Riyada jiirka ama dooliga oo la dilayo Su’aasha: waxan kale oon ku royoday dooli qeebta dambe ka noqday barelaaso oo yacni ka dhintay qeebta dambe madaxa ka nool qof ayaa saaray bir qooti dooliga si u isii dhamestiro. Jawaabta: Doolliga ama jiirka guud ahaan wuuxuu tilmaamayaa meel barwaaqo ah oo ay cunto badan taallo, qofkii […]
