Riyada anigoo u dhisaya saxibkay gabadh

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin Allah macak waxaan ku riyooday aniga oo oday sxbnahah u dhisaaya islan oo heshiiskii dhacay markay is a arkeen loo balamay xiligii bixinta ee guurkooda Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo nolol wanaagsan inaad helayso iyo inaad khayrka ka shaqayn doonto, riyada qof in loo guuriyo waa wax khayr […]
Riyada arooska gabar aad garanayso

Su’aasha: asc waad mahadsantihiin marwalba Allah macak 1 waxaan ku riyooday aniga oo doonay gabadh dabadeed hudheel kii ay xaasku igu sugaysay goor fiida imid anoo wada gaadhi land cruiser oo madaw ah iyadoo barxada hudheelku doog leedahay ayaan soo istaagay roob ayaana da’ayay anoo faraxsan ayaan koray jaranjaro dheer 1 waxaan ku riyooday anigoo […]
Xaflad aroos maxaa lagu fasiri karaa

Su’aasha: Xalayna waxan ku kuriyoday anigo joga aroos gabar 1 January 2021 la guursaday oo an music lahayn. Mahadsnaid. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa farxad iyo wanaag oo adiga kuu soo dhow, aroos guud ahan wuxuu tusiyaa arrin weyn oo la soo guboonaanayso qofka riyada arkay marka arooska waxaa laga yaabaa inuu tilmaamayo farxad adiga kugu […]
Gabar ku riyootay ninka soo doonanaya waa maxay

Su’aasha: Sheik Markan dukaday habeenka jmcaha so galeysay ee bishi kowad 2021 salatul leylka tukaday oo an suratul baqara aqriyay baan kuduceystay (رَبِّ إِنِّي لِمَا أَنْـزَلْتَ إِلَيَّ مِنْ خَيْرٍ فَقِيرٌ) ( رَّبِّ أَنزِلْنِي مُنزَلًا مُّبَارَكًا وَأَنتَ خَيْرُ الْمُنزِلِينَ ) Kadib saliga nabiga saliga ibraahiimiyada kadib ban seexday waxan ku riyoday nin magaciisa la yiraahdo dalmar […]
Riyada farxad aroos iyo naxdin geeri wadata

Su’aasha: Waxaan ku riyooday isla mar qudha mid ka mid ah ehelkayga oo uu guursanayo qof aad loogu faraxsan yahay iyo isla dhimashada mid ka mid ah ehalkayga Isla wakhti marna la murugsan yahay marna la faraxsan yahay. Markan arooska isu diyaarinay intaaa wixii ka dambeeyay Riyada khalkhal iyo cabsibay iga gashay. Jawaabta: Riyadan waxay […]
Gabar ku riyootay iyadoo qof ay taqaano guursanayso

Gabar ku riyootay iyadoo qof ay taqaano guursanayso Su’aasha: Walaal waa mxay tahay fasirka riyada adigo guursanaya qof aad taqaano laakin wax aadan xiriir walaalnimo mooye wax kale idink dhaxayn shukran. Jawaabta: Riyada guurka inta badan kuma furanto guurka laftiisa, macne kale ayay yeelanaysaa. Gabar aan xaas ahayn hadday ku riyooto iaydoo guursanaynso qof ay […]
Fasirka riyada xafladda arooska

Fasirka riyada xafladda arooska Su’aasha: Asc walal riyadaan maxa lagu fasiraa waxan arkay anigoo jooga goob aroos ama aan aroos qabno dadkii oo dhan cilaan aya u saaran aniga ima saarna kaliya hal gacan dusheeda aya dhibic dhibic yaroo cilan ah ii saran tahay lakin waxn dhahay maa cilaan fican lay saaro sida dadkan oo […]
