Riyada guurka xaaska mar labaad

Riyada guurka xaaska mar labaad

Su’aasha: ASC WLL Waxan ahay xaasle waxana ku Riiyooday anoo guursanaya Xaaskeyga waxana dhiigtay aroos wacan marka maxay noqon karta madama aan xaaskeyga xaalaasha aan riyada ku guursaday. Mahadsanid jawab deg deg ah. Jawaabta: Riyadan waa riyo aad u wanaagsan waxay wadataa bishaaro oo ah in adiga iyo xaaskaaga aad heli doontaan nolol aad u […]

Fasirka riyada guurka qofka dhintay nin iyo naagba

Fasirka riyada guurka qofka dhintay

Marka hore riyada guurka waxaa ka horreeya xaalka qofka riyada arkay in la ogaado . guud ahaan riyada xaalka ayay u noqonaysaa, xaaladda uu ku jiro qofka arakayo. haddii uu yahay doob ama xaasle ama lab ama dheddig ama qof yar ama qof weyn ama naag uur leh ama naag garoob ama gabar bikro Haddii […]