Riyada arooska hablo aad u qurux badan jooga

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin Allah macak Waxaan ku riyooday aroos wayn oo dayr balaadhan oo sidii dadabtii baadiyaha ah loo sameeyay oo meel baadiya ah ka dhacay xaafada a abtigay Waxaana joogay abtigay iyo caruurtiisa iyo xaaskiisa iyo hooyaday sikadis ah ayaa waxa usoo buuxsamay habloo aad u badanoo kumaanan ah faraxda […]
Gabar eddo u ahay baa ku riyootay anoo la isoo doonay

Su’aasha: Asc walaalaha webka waxaad i fasirtaan riyo waqti aan xaas ahaan jirey lakiin hada waan kala tagnay baa gabar aan eddo uhay waxay ku riyootay anoo uu i soo doonayo nin gaari cad wata waliba 2 jeer wiil gabadhaas la dhashay isna sidoo kale buu ku riyooday. Jawaabta: Riyada naagta la qabo oo lasoo […]
Gabar ku riyooneyso ayadoo meel aroos lee joogto marwalba

Su’aasha: Asc Daruur waan idin salaamay. Salaan kadib gabar ila dhalatay ayaa marwalba waxaay ku riyootaa ayadoo meel aroos joogto xaflad, goob ama hool aroos. Fasir keeda muxuu noqon karaa. Mahadsanidiin. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha inay heli doonto nolol ka duwan nolosheeda oo farxad iyo wanaag badan leh, gabadha aan la guursanin markay arkayso […]
Riyada aroos aanan raali ka ahayn

Su’aasha: xaley waxaan kuriyooday anigo la iguuriye gabar hooyo familkeeda ah marka hore arooska raali ayan ka aha maalinki labaad ayan qayli bilabay waliba anigo leh aniga gabar dibada igeyso inaad iguurisan ayaan isku ogeyn qoftan marabo meelahas anoo marayo ayan so toosay waxa kaloon riyada in wiil an aqano aan isku mar guursanay waliba […]
Riyada gabar saaxibtayda oo la aroosayo

Su’aasha: wxaa ku riyoday gabar aa saxibo nahay oo la arosayo iyado xaflada aroska la jogo aa ninkeda arosayay aa gabar kale matale oo gacanta ka qabsaty ayadana raali ee katahy. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo barwaaqo iyo nolol degan oo ay gabadhaas heli doonto, riyada waa riyo fiican oo bishaaro ah, waxaa kaloo […]
Riyada gabar safar la gashay dad aroos ah

Su’aasha: asc wll waxn ku riyodey ano safar kujira wax ila socotey walashey waxan sarneyn gadhi waxa kle nalasocdey wiil an aqan jamcada ila dhigta waxa kle nala sarnaa lamane aroosa oo xidhan taash cad oo qurx badan ninka caruuskna suit madow safarka dhexdisa hada waxa naso mel dhex marka mareyno lamaane kale oo xidhan […]
Riyada arooska habaryarta

Su’aasha: Waxaan kuriyooday habarteey oo aroos eh habenkas dadka dhan we faraxsanahay cida arooska ninka we naga badnaayeen gabdha badan oo ninka arooska cidiisa ah aa joogeen wena naga badnaayeen habaryartey wexe kulabisneed taashka colour kale ah o cadaan eheen arooska fanaanin iyo baraanbur labadaba woo lahaay gabadha aroosada wee oyneesay marka guriga lageeyay wexee […]
