Riyada nikaaxa waa dhacay iyadoo la leeyahay

Su’aasha: Riyada nikaaxa eey arkeyso qof marwa qof anangaren oo leh nikaaxi wadhacay iyo shiq aminaya qudbada nikaaxa kuli magaranayo dadka Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dhacdo meelo badan laga maqlaayo inay ka dhacaysa meesha nikaaxu ka dhacay, dhacdadaas waxay noqon kartaa khayr iyo sharba.
Riyada maamulaha dugsiga asoo guursanaya gabar

Riyada maamulaha dugsiga asoo guursanaya gabar Riyada: Asc mar ayan ku riyoday anigo joga iskuulka aan wax ka barto meel aan fadhinay ani io gabdho iskulka dhigta waxey dhehen mamulaha aya arosayo yuu arosi ayan dhahay gabar iskulka dhamese aye ii tilmamen mamulihi aya inta noo imaday nagu dhahay fasalkina aada ane waxan dhahay suga […]
Naag la qabo waxay ku riyootay ayadoo aroos ah faraxsan

Su’aasha: Asc, naag la qabo waxay ku riyootay ayadoo aroos ah faraxsan oona la dhahaayo qol gal aroos tahay , mana taqaano kan aroosay , ilaa shan qofna way ka joogeen guriga , maxay noqoney ? Jawaabta: Waa farxad ay heli doonto naagtaas riyada waa riyo fiican nolol wanaagsan ayay la qaadan doontaa ninkeeda si […]
Riyada gabar taleefanka iga qaadatay iyadoo gacmaha gariirayaan

Riyada gabar taleefanka iga qaadatay iyadoo gacmaha gariirayaan Su’aasha: Asc aad ayaan idin salamaya waxa aan rabay in la ii fasiro gabar aan aqoon aad ah u leeyahay ayaan ku riyooday iyada oo aqal dariska ah oo aroos ah joogta ka dib waan u imi taleefankyga ayey iga qaaday marka aan u dhiibay gacmaheeda ayaan […]
Riyada dabaaldag aroos

Su’aasha: Asc gudomiye : waxan Ku riyooday anigo mid an Sxbo nahay la jiro waxan wada Jognay Mel Dabaq ah waxan taagneey Daaqada waxaan arkay gawaari badan iyo dad xita lugaynayo oo u dabaal Dagaayo Aroos aniga iyo Sxbkeyna waxan Ka hadlaynay dadka waxan Ku iri waa Ethiopian dadkan. Jawaabta: Riyada waa isbadal iyo farxad […]
Riyada gabar an adeer u ahay oo la aroosinayo

Su’aasha: Asc waxan riya ku arkay salada subax kadib gabar aan adeer u ahay oo la aroosayo familka oo faraxsan maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada waxay xambaarsan tahay arrimo ku saabsan gabadha adeerka aad u tahay in xaalkeeda uu isbadalayo nolol cusub ay gali doonto ama ay dhoofi doonto, guurka ay guursanayso waa isbadalka nolosheeda […]
Riyada gabar weji madow oo aroos joogta

Su’aasha: Asc wll waxa ku riyotey walashey aniga iyo iyada oo tagnay aroos aad uqurux badan arooska cida joogta oo dhan waxay xidhnayen dhar cad aniga iyo iyada ba waxn xidhnayn dhar cad waxay tidhi dadka gabigoodu waxy lahayen waji qurux badn oo cad lkin aniga waxy high ishegty inan laha waji aad u madow […]
