Saliid macsaro ayaan ku siigeystaa maxay dhib ah leedahay?

Saliid macsaro ayaan ku siigeystaa maxay dhib ah leedahay?

Saliid macsaro ayaan ku siigeystaa maxay dhib ah leedahay? Su’aasha: Waxaan sameeyaa badanaa inaan xubinkeyga mariyo saliida macsarada xitaa waaku siigeystaa markaasaa biyo badan iga imaada marka saliidaas dhibaato mey ukeeneysaa xubinka taranka. Jawaabta: Siigada si kaste ha ahaato dhib ayay kuu kenaysaa dhibkaas wuxuu noqon karaa dhib nafsi ah ama mid xubin ah. Marka […]

Saliid macsarada hadaan geedka ku daliigo mar walba ma dheereyneysaa

Saliid macsarada xubinta ninka qaabkay u dheerayso

Saliid macsarada hadaan geedka ku daliigo mar walba ma dheereyneysaa Su’aasha: Walaal subax walba markaan soo koco waxaan xubintayda taranka u isticmaalaa saliida macsarada oo aan ku jimicsiiyo hadana waxaan dareemaa markaan ku daliigo guska kacsi waali ah marba mar ka sii dambeysana waxaan xubintayda ku arkayaa inay sidii hore ka dheeraaneyso marka saliid macsarada […]

Saliidda qumbada dareenka ma kicisaa

Saliidda qumbada dareenka ma kicisaa

Saliidda qumbada dareenka ma kicisaa Su’aasha: Walaal inkastoo aan shiirkeeda necbahay hadana waxaan maqlay in lagu qooqo saliida qubada marka saliidaas qof doob ah, oo aan xaas qabin ma isticmaali karyaa. Jawaabta: Saliidda qumbaha “Coconut oil”  ama    زيت جوز الهند   waa la sheegay inay leedahay dareen kacsi siiba biyaha qumbaha oo fareeshka ah, haddii […]

Caloosha fadhida maxaa lagu socodsiiyaa

Caloolfadhiga waxa keeno iyo daawada

Caloosha fadhida maxaa lagu socodsiiyaa Su’aasha: Walaal maalmahaan waxaan dareemayaa calool xiran dhanka saxarada ayaa iga xiran maxaa lagu socodsiin karaa oo loo isticmaalaa. Jawaabta: Caloolfadhiga inta badan wuxuu u noqonayaa cuntada qalaylka ah, iyo biyaha in layska yareeyo, waxyaalaha caloosha socodsiiya waxaa ka mid ah cuntada jilcan oo qooyan, sidoo kale biyaha badan, iyo […]

Isticmaalka Saliid macsarada dhanka xubinta Taranka maxay faa’ido leedahahay

Isticmaalka Saliid macsarada dhanka xubinta Taranka maxay faa'ido leedahahay

Isticmaalka Saliid macsarada dhanka xubinta Taranka maxay faa’ido leedahahay Su’aasha: Walaal badanaa waxaan adeegsadaa inaan marsado Saliida loo yaqaano macsarada oo aan jidhkeyga mariyo xitaa waxaan u adeegsada dhanka xubinta hoose ama Guska, markaan mariyana waxaan dareemaa kacsi daran sidaas ay tahayna waxaan ahay nin doob ah, markii aan kacsigaas xad dhaafka ah dareemo mararka […]

Saliida geedka ninka la mariyo dhib ma leedahay

Saliida geedka ninka la mariyo dhib waxtarka ay u leedahay

Saliida geedka ninka la mariyo dhib ma leedahay Su’aasha: salam waxan isku arkay gus yari guskayga markuu kaco waa 6 sn markuu dansan yahayna waa 2 sn oo kale meesha ayuu dhegan yahay anigana waxan jiraa 19 sano marka waxan maqlay saliida guska ayay weynaysa arintas maxaa ka jiro hadii sax ay tahay waa salidee […]