Naxariista Rusuulka (SCW) oo lasoo koobay

Naxariista Rusuulka (SCW) oo lasoo koobay

Naxariista Rusuulka (SCW) oo lasoo koobay Rasuulka Ilaahay Nabi Muxamed – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee – oo kale masoo marin adduunka, waa naiga lagu khatimay anbiyada nabi kalena ma imaanayo oo isaga ka dambeeyo. Nabiga wuxuu ahaa midka ugu raxaariis badan uguna dhaqan fiican inta Ilaahay uumay. Ilaahay wuxuu soo saaray rasuulkiisa Muxamed […]

Astaamaha qiyaamaha oo toos loo arkay

Astaamaha qiyaamaha oo toos loo arkay

Astaamaha qiyaamaha oo toos loo arkay Calaamadaha maalinta qiyaame waxay u kala baxaan calaamooyin yaryar iyo calaamooyin waaweyn. Calaamadaha yaryar waxay u eg tahay inay dhammaan soo wada muuqadeen. calaamadaha waaweyn ayaa wali aan soo bilaabanin muuqaalkan waxaad ka arkaysaa astaamaha qiyaamaha kuwa si cad usoo baxay uu Nabiga SCW uu sheegay, waxayna ka mid […]

Dhaqanka Islaamka oo kooban

Dhaqanka Islaamka oo kooban

Dhaqanka Islaamka oo kooban Islaamka waa diin xaq ah waa diinta anbiyada Alle soo diray oo dhan laguna khatimay nabi Muxamed SCW . Islaamka qiimaha uu leeyahay lama soo koobi karo nusuus badan ayaa kusoo aroortay waxaa ka mid ah: Alle wuxuu yiri: (وَمَنْ أَحْسَنُ دِينًا مِمَّنْ أَسْلَمَ وَجْهَهُ لِلَّهِ وَهُوَ مُحْسِنٌ وَاتَّبَعَ مِلَّةَ إِبْرَاهِيمَ […]

Sidey diinta islaamka shaqada u aragto

Sidey diinta islaamka shaqada u aragto

Sidey diinta islaamka shaqada u aragto Shaqada waxay ka mid tahay waxyaalaha aadanaha uu ku noolaado intuu joogo dunida soomaalida waxay dhahaan nimaan shaqaysanin shaah waa ka xaaraan, inkastoo sidaas ay dhahaan haddana waxaad arkaysaa badankooda shaxaadka ayay ka helaan. Marka shaqada aad eegto waxaad ogaanaysaa sharaf iyo qiime inay leedahay, umadda shaqaysata ayaa ka […]

Islaamka meesha uu geeyay aqoonta

Islaamka meesha uu geeyay aqoonta

‏‏Islaamka meesha uu geeyay aqoonta Aqoonta ama cilmiga waa wax aad u qiima badan oo qofka kaga sarreynayo dadka aan aqoonta lahayn, markaad eegto diinta islaamka waxaad arkaysaa sida ay ugu dadaashay aqoonta, bal aayadda ugu horreysa ee quraanka kariimka nabiga (SCW) kusoo degata waxay ku boorrinaysaa qofka inuu wax akhriyo, akhriskana waa furaha aqoonta. […]

Mas’uuliyadda kaa saaran ehelkaaga iyo dadka kale

Mas'uuliyadda kaa saaran ehelkaaga iyo dadka kale

Mas’uuliyadda kaa saaran ehelkaaga iyo dadka kale Qofka mas’uuliyad weyn ayaa ka saaran ehelkiisa iyo qaraabadiisa iyo deriskiisa iyo dadka uu la dhaqmo, waxaa laga rabaa inuu munkarka ka reebo wanaaggana faro, sidoo kale dadka dhibanna inuu wax u qabto, masaakiinta inuu u kaalmeeyo, danyarta inuu garab istaago. Midda ugu horraysa waa inuu camalkaaga suuban […]

Aayadaha ka digay meelaha halista ah

Aayadaha ka digay meelaha halista ah

Aayadaha ka digay meelaha halista ah Diinta islaamka waa diin xaq ah, qofkii Ilaahay xaqqaas tusiyo kuma habboona inuu maskaxda iska wasakheeyo, meelaha diinta lagu aflagaadeeyo ma aha qofka inuu ku sugnaado, haddii aad meel joogto oo lagu caaynayo diinta iyo wixii diinta ku saabsan waa inaad reebtaa haddaad awoooddo haddii aadan awoodin waa inaad […]