Islaamka iyo himada sare

Islaamka iyo himada sare

Islaamka iyo himada sare Himada sare waxay ka mid tahay waxyaalaha diinta islaamka ay ku boorrisay dadka, qof inuu meel sare ka fikiro, dadkana wax u qabto intuu aduunka joogo. wuxuu leeyahay rasuuulka (SCW): (فَإِذَا سَأَلْتُمُ اللَّهَ فَسَلُوهُ الفِرْدَوْسَ ؛ فَإِنَّهُ أَوْسَطُ الجَنَّةِ ، وَأَعْلَى الجَنَّةِ ، وَفَوْقَهُ عَرْشُ الرَّحْمَنِ ، وَمِنْهُ تَفَجَّرُ أَنْهَارُ الجَنَّةِ) […]

Islaamka iyo tartanka dhabta ah oo guusha lagu gaaro

Islaamka iyo tartanka dhabta ah oo guusha lagu gaaro

Islaamka iyo tartanka dhabta ah oo guusha lagu gaaro Diinta islaamka waa diin ku boorrisa dadka inay wanaag ku tartamaan oo ay dadka kale wax u taraan, waa diin bulshada si fiican u dhista oo ku wajahda waxa khayrka ugu jiro. Waxa ugu fiican waxa lagu tartamo waa khayrka iyo wanaagga, umadda marka ay wanaag […]

Sida ugu fiican oo diinta loo faafiyo

Sida ugu fiican oo diinta loo faafiyo

Sida ugu fiican oo diinta loo faafiyo Diinta Islaamka  waa diin xaq oo ku salaysan wanaag iyo naxariis, qofka muslinka oo diinta faafinaya waxaa laga raabaa inuu ahaado qof dadka si wanaagsan wax uga dhaadhicinayo. wuxuu ugu yeeray rasuulka fududeyn iyo khafiifin iyo in laga fogaado ad’adayg, wuxuu yiri: (إنَّ منكم مُنَفِّرِين، فَمَنْ صَلَّى بِالنَّاسِ […]

Diinta marka laysku qasbo waxa dhacayo

Diinta marka laysku qasbo waxa dhacayo

Diinta islaamka waa diin xaq ah oo ka timid xagga Alle, qofka laguma qasbi karo, maxaayeeley qofkii lagu qasbo gaalnimo ayuu qarsanayaa Allana qof hoos gaal ka ah ma rabo, maxaayeelay waa munaafuq, illeen munaafuqiinta hoose ayay gaalo ka yihiin cabsi darteed ayay u qarsadeen gaalnimada, haddii diinta aad xoog dad ugu qasabto waxaad badinaysaa […]

Alle siduu dambiga uga cafiyo addoomaha iyo fudeydka diinta

Alle siduu dambiga uga cafiyo addoomaha iyo fudeydka diinta

Alle siduu dambiga uga cafiyo addoomaha iyo fudeydka diinta Alle subxaanahu wataacaalaa wuxuu soo dejiyay diin sahlan oo qofka aan dhib ku ahayn taasna waxaa kusoo arooray aayado badan iyo axaadis badan Alle wuxuu leeyahay – subxaanahu -: (وَمَا جَعَلَ عَلَيْكُمْ فِي الدِّينِ مِنْ حَرَجٍ مِّلَّةَ أَبِيكُمْ إِبْرَاهِيمَ هُوَ سَمَّاكُمُ الْمُسْلِمِينَ مِن قَبْلُ وَفِي هَذَا […]

Islaamka muxuu ka qabaa qabyaaladda

Islaamka muxuu ka qabaa qabyaaladda

Islaamka muxuu ka qabaa qabyaaladda Markaad akhriso nusuusta soo socota aayado iyo axaadiis ka kooban waxaad ogaanaysaa in qabyaaladda aysan waxba tarin, kaliya qofka in diintiisa ay wax u tarayso, islaamka wax badan ayuu qofka muslin ku booriyay. Midnimada ayaa lagu dhisi karaa umad,  qabyaalad wax baa lagu dumiyaa, Islaamka aad buu xoogga u saaray […]

Islaamka dhalinyarada siduu u arko

Islaamka dhalinyarada siduu u arko

Islaamka dhalinyarada siduu u arko Islaamka meel weyn ayuu geeyay dhalinyarada, marka dhalinyarada waa tiirka bulshada, marka dhalinyarada la hagaajiyo bulshada rajo weyn ayay leedahay, nusuusta meelo badan ayay ku tilmaantay waxtarka barbaarta. Wuxuu Alle kitaabkiisa kariimka ah ku yiri: ‏‏ {إِنَّهُمْ فِتْيَةٌ آمَنُوا بِرَبِّهِمْ وَزِدْنَاهُمْ هُدًى} ‏  (Waxay ahaayeen dhalinyaro rumeeyay rabbigooda, waxaanna u […]