Camalka aakhiro waxtaro iyo falka qofka naarta geeyo

Camalka aakhiro waxtaro iyo falka qofka naarta geeyo

Camalka aakhiro waxtaro iyo falka qofka naarta geeyo Aduunkan aan ku nool nahay waxaa taallo shaqo, shaqadaas ayaa natiijo ka imaanayso, natiijada waxay ku xiran tahay shaqadaas waxay ay tahay, khayr ama shar. Cibaadada haddaysan saameynin qofka akhlaaqdiisa oo dhaqankiisana aysan toosinin wax ay u tarayso malaha adduunka, aakhirana wax miro ay leedahay ma jiraan, […]

Alle siduu khalqiga amarkiisa ugu fuliyo

Alle siduu khalqiga amarkiisa ugu fuliyo

Alle siduu khalqiga amarkiisa ugu fuliyo Awoodda Alle lama soo koobi karo wax ka awood badan ma jiro Markaad eegto aaydaha quraanka kariimka si fiican ayaad u ogaan kartaa awoodda Alle meesha ay gaarsiisan tahay. Qofka muslimka waa inuu sidaas ogaadaa, waa waddada uu ku dejin karo qalbigiisa wuxuu ku helaa arrintaas xasilooni. wuxuu leeyahay […]

Siduu islaamka bulshada u ilaaliyay

Siduu islaamka bulshada u ilaaliyay

Siduu islaamka bulshada u ilaaliyay Diinta islaamka ma aha kaliya diinta cibaadada xoogga saarta ee waa diin dhinac walba nolosha hagaajisa, waa diin dhaqanka dadka toposisa, dad badan awaxay u haystaan diinta islaamka inay ku kooban tahay masjidka kaliya. Sidaas ma aha sheekada qofka wax kaste uu samaynayo waa lala xisaabtimayaa, waxaana laga rabaa inuu […]

Midnimada iyo diinta islaamka

Midnimada iyo diinta islaamka

Midnimada iyo diinta islaamka Sida la og yahay awoodda waxay ku jirtaa midnimada, umad kaste markay isku xiranto ayay wax qabsan kartaa haddii umadda ay is khilaafto way tabarbeelaysaa, diinta islaamka aad ayay ugu boorrisay midnimada iyo in laysku xirnaado. Aaayado badan ayaa lagu sheegay iyo axaadis fara badan qiimaha jamaacada iyo midnimada. oraahda Alle: […]

Xaqa islaamka uu siiyay dumarka

Xaqa islaamka uu siiyay dumarka

Xaqa islaamka uu siiyay dumarka Dumarka samankan waxay noqdeen badeeco lagu ganacsado dhinac walba. Waa la qiima tiray taasna waxaa sabab u ah dadka sheeganaya inay ilaalinayaan xuquuqda hawweenka. Diinta islaamka kaliya ayaa dumarka xaqooda siiyay eeg nusuusta kusoo aroortay kutubta islaamka: wuxuu leeyahay nabigeena – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee -:  (فَإِنَّ لَكُمْ […]

Ajarka laga helo tarbiyada gabdhaha

Ajarka laga helo tarbiyada gabdhaha

Ajarka laga helo tarbiyada gabdhaha Alle ayaa bixiya ubadka nooc kaste ay yihiin gabar iyo wiilba. Laakin waxaa aad u adag qofka inuu tarbiyeeyo gabdhaha sidaa awgeed ajar wey ayaa laga helayaa tarbiyada gabdhaha. Wuxuu yiri nabiga – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee -:  (مَنْ كَانَ لَهُ ثَلَاثُ بَنَاتٍ ، فَصَبَرَ عَلَيْهِنَّ ، وَأَطْعَمَهُنَّ […]

Islaamka iyo cadaaladda iyo sinnaanta

Islaamka iyo cadaaladda iyo sinnaanta

Islaamka Iyo Cadaaladda Iyo Sinnaanta Diin ma jirto ka wanaagsan islaamka, diinta islaamka waa xaq wixii kasoo harayna waa baadil, diinta islaamka waa diin ku dhisan cadaalad sidoo kale dadka waxay amartay inay ku dhaqmaan cadaaladda, dad badan ayaa maanta soo gala diinta islaamka taasna waxaa ugu wacan xaqqa iyo cadaaladda ay wadato. Maanta qofka […]