Abaalka dadka dhulka fasahaadiya iyo kuwa musuqmaasuqa ku dhaqma

Abaalka dadka dhulka fasahaadiya iyo kuwa musuqmaasuqa ku dhaqma Fasahaadka wuxuu ka mid yahay waxyaalaha halleeya umadaha, fasahaadka waxaa soo gala waxyaalo badan waxaa ka mid ah musuqmaasuqa, khiyaanada, xumaanta, fisqiga, qisha, beenta, dhamaan waxay ka mid yihiin qalabka dhulka lagu fasahaadiyo. Diinta Islaamka dadka dhulka fasahaadiya digniin culus ayay u jeedisay, nusuus badan ayaa […]
Samafalka meesha uu qofka geeyo

Samafalka meesha uu qofka geeyo Axaadiistan oo halkan aan ku sheegayno waxay tilmaamayaan samafalka qiimaha uu ku leeyahay diinta Islaamka. Axaadiis badan ayaa kusoo aroortay samaflka sidoo kale quraanka ayaa lagu sheegay nabiga SCW wuxuu yiri: (اتَّقوا اللَّهَ في هذهِ البَهائمِ المعجَمةِ ، فاركَبوها صالِحةً ، وَاتْرُكُوهَا صَالحةً) (Alle kaga baqa xoolahan aan hadlin, fuula […]
Aayadaha quraanka farsamada gacanta tilmaamay

Qofka marka uu shaqeysanayo sharaf ayuu ku leeyahay dunida, qofka shaxaadka ku nool wax qiime uu dadka agtooda ku leeyahay lama arko, sidaa awgeed islaamka meel weyn ayuu dhigay shaqada, qofka muslinka waxaa laga rabaa inuu noqdo qof shaqaysanayo oo aan shaxaad dadka weyddiisanayn. Diinta islaamka waxay ku boorrisay shaqada iyo waxsoosaarka, quraanka wuxuu tilmaamay […]
Albaabada khayrka sahlan oo xadiiska lagu sheegay

Waxaa jira waddooyin badan loo mari karo khayrka iyo ajirka, diinta islaamka waa diin aad u sahlan, qofka muslinka siyaabo badan ayuu ku heli karaa wanaag iyo camal suuban iyo ajir. Xadiiskan kaliya haddaad ku dhaqanto wax badan ayaad helaysaa oo ajir ah: Waxaa jira albaabo badan oo khayrku leeyahay nabiga SCW ayaa noo […]
Daliilka labaad ee Islaamka Quraanka kaddib

Daliilka labaad ee Islaamka Quraanka kaddib Addilada laysku waafaqsan yahay waa afar 1- kitaabka 2- sunnada (xadiiska) 3- ijmaaca 4- qiyaaska, waxaa jira addilo kale oo laysku khilaafay, marka sunada nabiga meel weyn ayay ka taagan tahay Islaamka: Daliilka labaad ee Islaamka Quraanka kaddib Alle kitaabkiisa kariimka ah wuxuu ku yiri: (وَمَا آتَاكُمُ الرَّسُولُ فَخُذُوهُ […]
Waa maxay iimaanka jannada lagu galo

Waa maxay iimaanka jannada lagu galo Iimaanka dad badan muslin ah waxay u malaynayaan wax iska caadi oo afka kaliya laga dhaho. iimaanka oo Ilaahay ku sheegay diintiisa kaas ma aha, waa iimaan buuxa oo qofka janna ku galayo, iimaanka noocaas ah waa kan jannada sabab kuugu noqon kara, dad badan ayaa jira oo iimaanka […]
Xadiiska dadka muslinka jacayl ku dhex abuuraya

Xadiiska dadka muslinka jacayl ku dhex abuuraya Xadiiskan wuxuu ka mid yahay axaadiista aadka ugu saameyn badan xagga bulshada iyo in dadka wax loo taro, haddii dadka ay ku dhaqmi lahaayeen xadiiskan lama arkeen labo qof is neceb, wuxuu yiri rasuulka (SCW): (أَحَبُّ النَّاسِ إِلَى اللَّهِ أَنْفَعَهُمْ لِلنَّاسِ ، وَأَحَبُّ الْأَعْمَالِ إِلَى اللَّهِ سُرُورٍ […]
