Wax dhir ahaa oo xayawaan noqday

Su’aasha waxay tahay: muxuu yahay wixii Alle abuuray marka hore asoo dhir ah kaddib uu u baddalay manoole kaddibna uu u baddalay wax nool? Jawaabtu waxay noqonaysaa waa ushii nabi Muuse (CS). marka hore waxay ahayd dhir cagaaran oo nool illeen geed ayaa lagasoo gooyee kadib Ilaahay (CW) wuxuu u baddalay qori engegan illeen waxay […]
Wilhelm Ott oo saaxiibtiisa markuu islaamiyay guursaday

Lagdanyaqaanka u dhashhay Austria Wilhelm Ott oo soo islaamay goor dhow ayaa maanta guursaday saaxiibaddiisa islaamka kahor. Wuu diiday inuu guursado ilaa ay kasoo islaanto wuxuu ka dalbaday inay islaamka soo gasho. Wayna soo islaantay sharceeda islaamka ayuu ku guursaday wuxuu yiri: maanta ayaa diintayda dhamaystirantay iyadoo ay ila socoto saaxiibtayda hore oo noqotay xaaskayga […]
Dambiga xanta iyo jeesjeeska

Dambiga xanta iyo jeesjeeska Diinta islaamka waa diin aad u qiima badan, fidrada toosan ayay waafaqsan tahay, waxaa kusoo aroortay quraanka iyo xadiiska nusuus badan oo tilmaamaysa inay xaaraan ay tahay dadka in la dhibo, dhibka dadka qaabab badan ayuu yeelan karaa, waxaa ka mid ah xanta, waxay keenaysaa xanta in qofka uu bulshada xumaan […]
Fadliga dhexdhexaadinta dadka

Dadka in la maslaxeeyo oo la dhexdhexaadiyo waa camal aad u weyn nusuusta sharciga si fiican ayay uga hadashay. wuxuu leeyahay Alle – subxaanahu -: {لاَ خَيْرَ فِي كَثِيرٍ مِنْ نَجْوَاهُمْ إِلَّا مَنْ أَمَرَ بِصَدَقَةٍ أَوْ مَعْرُوفٍ أَوْ إِصْلاَحٍ بَيْنَ النَّاسِ وَمَنْ يَفْعَلْ ذَلِكَ ابْتِغَاءَ مَرْضَاةِ اللَّهِ فَسَوْفَ نُؤْتِيهِ أَجْرًا عَظِيمًا} (Khayr ma leh […]
Sharta iyo khayrka saameyskooda

Sharta iyo khayrka saameyskooda Khayrka waxaa laga wadaa wax kastoo fiican, shartana waxaa laga wadaa wax kastoo xun, labada dad ayay leeyihiin oo ka shaqeeya, dad waxaa jira khayrka jecel dadna sharta ayay jecel yihiin, dad khayrka ayay u degdegaan dadnka sharta, wuxuu leeyahay nabigeena (SCW): (إِنَّ مِنَ النَّاسِ مَفَاتِيحَ لِلْخَيْرِ مَغَالِيقَ لِلشَّرِّ، وَإِنَّ مِنَ […]
Xadiis macne weyn wata

Xadiiskan wuxuu tilmaamayaa arrimo aad u qiima badan oo qofka muslin darajo weyn kuu ku hilayo, arrimahaas waxaa lagu tiriyaa nuxurka camalka suuban. Macnaha xadiiskan ma yara diinta islaamka meel weyn ayuu ka joogaa, waxyaalo badan oo waaweyn ayuu tilmaamay, wuxuu leeyahay rasuulka SCW: (الطُّهُورُ شَطْرُ الإِيمَانِ ، وَالْحَمْدُ لِلَّهِ تَمْلأُ الْمِيزَانَ ، وَسُبْحَانَ اللَّهِ […]
Sida ay diinta amartay oo qoyska lagula dhaqmo

Sida ay diinta amartay oo qoyska lagula dhaqmo Diinta islaamka waa diin ku dadaashay dhismaha qoyska iyo ilaalinta guriga, qaabab badan ayay u ilaalisay familka iyo xaaska iyo ubadka, maanta qofka marka uu ku dadaalo diinta waxa ay fartay wuu liibaanayaa. Wanaaga laga helo biilka qoyskaaga iyo qaraabadaada lama soo koobi karo nusuus ayaa kusoo […]
