Fasirka xadiiska dumarka caqliyarida iyo diin yarida ku tilmaamay

Su’aasha: Asalamu Aleikum Walal Waxan Rabaa Inaad Aad Xaadiith kan Sawabta Loso Dejiyey iyo Xikmadaha Ku jira Waayo dumar badan baa Inta badan dhinacas Naga So gala Ayago Xadiith ka Farxumeynaya mise been ka sheegaya marka Ino faafahi Insh Allah Jawaabta: Fahanka diinta wuxuu u baahan yahay nusuusta oo dhan in laysu keeno, haddii aad […]
Gaalka markuu soo islaamo qubeys miyaa ku waajibaya

Gaalka markuu soo islaamo qubeys miyaa ku waajibaya Su’aasha: Walaal qofka diinta islaamka soo galaya ee tawxiidka loo qabanayo ma shardibaa inuu soo maydho/qubaysto Jawaabta: Qofka gaalka markuu soo islaamo sida xoogga badan oo culimada badankooda ay qabaan waxaa ku waajibaya qubeys, taas macanaheeda ma aha hadduusan qubeysanin inuusan islaami karin, waxaana loo daliilsaday axaadiis […]
Teedka Yaajuuj iyo Maajuuj iyo riyada khaliifaha Alwaathiq billaah

Teedka Yaajuuj iyo Maajuuj iyo riyada khaliifaha Alwaathiq billaah Su’aasha: Asc Daruur.com, su aashaydu waxay tahay Zadka uu dulqarnayn kuxidhay yaajuuj iyo maaajuuj miyaa wax laga ogaaday meesha uu kuyaallo? Ani ahan waxaan aaminsanahay inay tahay arrin qayb ah oo aan marnaba la ogaan karin,, lkn warbixin aan dhawaan daawaday oo uu channel kiisa kasoo […]
Badeecada in la qaaliyeeyo ama dadka lagu khiyaano

Waqtiyada abaarta ama marka uu dhib jiro ganacsatada qaar fursad ayay u arkaan inay dadka ku qaaliyeeyaan badeecada, way keydiyaan wax kaste si uu qaali u noqdo waliba xiliyada dagaalada, taas waa wax aad u foolxun oo diinta ay la dagaallantay, waxaa kusoo arooray aayado iyo axaadiis badan. Diinta islaamka waxay fartay in laga fogaado […]
Mucjisada Israha iyo micraajka iyo nusuusta cadcad

Mucjisada Israha iyo micraajka iyo nusuusta cadcad Dhacdada dheelmiska ama israha iyo micraajka waa dhaco dhab ah oo quraanka kariimka si toos u sheegay, waa dhacdo caan ah oo qof kaste muslin ah uu garanayo, inkastoo dad jaahiliin ah oo hadda isku dayaya inay inkiraan dhacdadan oo ay sheegaan hadalo aan sax ahayn sidoo kale […]
Qisada nabi Shiith wiilka nabi Aadam (CS) oo kooban

Su’aasha: Asc bahda daruur. Aad baan idiin salaamay dhamaantiin marlabaad Asc wr wb. Nabi sheeth (Cs.) qisadiisa oo kooban iyo qoomka loo soodiray hadii ay macquul tahay Fadlan idinka codsanayaa. Jawaabta: Nabi Shiith waxaa dhalay Nabi Aadam (CS) markii Qaabiil uu dilay walaalkiisa Habiil 50 sano kadib ayuu dhashay, waxaa laga wariyay ibnu Cabbaas (RC) […]
Nabiga (SCW) nabinimo miyuu ku dhashay

Nabiga (SCW) nabinimo miyuu ku dhashay Su’aasha: Sheekh suufi ah Ayan kamaqlay asago leh Nabiga Mohamed csw nabinimo ayu kadashay ruuxi didana gaalnimo ayuu kusiganaya Nabi ayaba oga inu Nabi yahay Mohamed scw marka arrinkan masaxba Mise 40 jir ayuu nabiga Nabi kunoqday scw. Jawaabta: Haddii qadarka Alle laga hadlayo taas waa gooni, qof kaste […]
