Nadaafadda iyo Islaamka xadiis muhim ah

Nadaafadda iyo Islaamka xadiis muhim ah Diinta islaamka waa diin nadaafad la timid, carabta inta uusan islaamka u imaanin waxay haayeen dad aad u wasakh badan sidaas oo kale ayay ahaayeen reer galbeedka ilaa iyo haddana way yihiin xataa saxarada isma dhaqaan kaliya waxay ku tirtiraan waraaq sidoo kale kaadida. Diinta islaamka waxay ku dadaashay […]
Aadaabta fariisashada jidadka

Rag badan inay jidka fariistaan ayay faduuliyaan dadka soo mara jidka waxay dhibaan dumarka sidoo kale naagaha ayay jirkooda eegaan. Diinta islaamka way reebtay faduuliska dadka iyo qashqashaadka socotada. Xadiis aad u qiima badan ayaa kusoo arooray aadaabta looga baahan yahay dadka jidka fariista. Xadiiska wuxuu sheegay edebta laga rabo qofkii waddada fariista xadiiska waa […]
Guryaha sida loo idan warsado

Diinta islaamka waxay xoogga saartay ilaalinta sharafta iyo cirdiga dadka Sidaa awgeed waxay reebtay qofka inuu galo guri uusan lahayn asoo aan loo idmin, sidoo kale inuu fiiriyo dadka ku jira. Maxaayeelay qofka marka uu eego guri dadow ishiisa waxay ku dhacaysaa waxyaabo aan la oggolayn in la arko. Haddii diinta arrintaas ay reebtay maxaad […]
Duleelka albaabka iyo dhibaatada galidda idin la’aanta

Duleelka albaabka iyo dhibaatada galidda idin la’aanta Diinta islaamka waxay ku dhisan tahay wanaag iyo cadaalad iyo akhlaaq. Waa diin eegaysa dhinac walba oo qofka uu ku gaari karo wanaag iyo dhowrasanaan. Islaamka ma oggola in guryaha dadka in la galo idin la’aan sidoo kale in dadka si qarsoodi looga fiiriyo boqa iyo duleelka albaabka. […]
Sida loo idan qaato iyo diinta waxay ka qabto

Qofka uma bannaana inuu galo meel dad iska leeyihiin asoon idan warsanin haddaysan meesha ahayn meel dadka oo dhan loogu talagalay inay idan la’aan galaan. Diinta islaamka way reebtay in la galo guryaha dadka ama qof in loogu galo qol hadduu ku jiro asoon idan laga dalbanin. Taas oo dhan waxay tilmaamaysaa sida diinta ay […]
Calaamadaha Qiyaamo oo si cad usoo baxay

Calaamadaha Qiyaamo oo si cad usoo baxay Calaamad uu Nabiga SCW sheegay oo sanadahan dambe si cad usoo badatay calaamadaha qiyaama waxaa ka mid ah inuu qofka arko dhisme dheer iyadoo lagu tartamayo dhisidda guryaha dheer marka waxay ka mid tahay calaamadaha yaryar waxaan soo qaadanay 7 dhisme ugu dheer caalamka Burj Khalifa Dubai United […]
Kooxo usoo bandhigay muslimiinta New Zealand taageero

Kooxo usoo bandhigay muslimiinta New Zealand taageero Kooxo kasoo jeeda dhaladka New Zealand iyo Australia ayaa ballan qaaday inay muslimiinta garab istaagayaan. waxay sheegeen in salaadda jimcaha ay masaajidda New Zealand ay ilaalinayaan, waxaa ka mid ah kooxda Mongrel Mob oo sheegay inay ilaalinayaan masjidka jaamaca ee Hamilton. sidoo kale kooxda King Cobra gang iyagana […]
