Diinta iyo waxbixinta axaadiis muhim ah

Diinta iyo waxbixinta axaadiis muhim ah

Diinta islaamka aad ayay ugu boorrisay dadka tabaalaysan in wax la siiyo, taas waxay nabad u keentaa bulshada, maxaayeelay dadka tabaalaysan haddii aan wax la siinin dadka lacagta haysta ayay xasdayaan markaas waxaa badanaya dhaca iyo boodka sidoo kale dilka, laakin qofka hodonka ah markuu wax siiyo qofka saboolka bulshada jacayl ayaa ka dhalanaya, nusuus […]

Diinta iyo maslaxadda guud ee umadda

Diinta iyo maslaxadda guud ee umadda

Diinta iyo maslaxadda guud ee umadda Dadka waxaa ka dhexeeya dano guud ah, ma jiro qof gaar u noolaan kara, diinta islaamka waxay hagtay sida dadka ay u dhaqmaan waxay u jideysay qawaaniin iyo sharciyo kala duwan oo lagu hagayo adeegga dadweynaha iyo bulshada. Aayadaha halkaan aad ku arkayso waxay tilmaamayaan axkaamtaas qiimaha badan ee […]

Naxariista Alle (SW) iyo ducada aqbalka meelaha laga helo

Naxariista Alle (SW) iyo ducada aqbalka meelaha laga helo

Naxariista Alle (SW) iyo ducada aqbalka meelaha laga helo Aduunka waa daar imtixaan dadka way ku kala duwan yihiin awoodda iyo hantida iyo aqoonta. Dad waa heer sare dhinaca aqoonta dadna waa hoos dad hanti ayaa la siiyay dadna faqri ayaa hayo. Marka waxaas oo dhan waa imtixaan, qofka Ilaahay uu siiyay hanti waxaa laga […]

Macanaha Xadiiska macruuf ha yasin

Macanaha Xadiiska macruuf ha yasin

Macruuf ama samafal waa camal wanaagsan oo qofka uu ajar ka helayo. Macruufka si kaste uu u yar yahay lama yaso diinta islaamka wanaagga aad ayay ugu boorrisay xadiis caan ah ayaa kusoo arooray. Rasuulka (SCW) wuxuu yiri: (لا تحقرَنَّ منَ المعروف شيئًا، ولو أنْ تلْقى أخاك بوجْه طلق) (Wanaagga ha yasin xitaa haddii aad […]

Aayadda sheegtay qiimaha gaabinta codka

Aayadda sheegtay gaabinta codka

Aayadda sheegtay qiimaha gaabinta codka Codka inuu hoos  ahaado  waa arrin diinta ay na fartay dadka qaylida badan waa dad bulshada dhib u keena. Codka dheer waa akhlaaq xumo, qofka waxaa laga rabaa markuu hadlayo inuu yareeyo codkiisa. Dameerada ayaa cod dheer lagu caayaa, qofkii sidaas sameeya wuxuu la mid yahay dameer liita. Xataa dadka […]

Fadliga deganaanta iyo xasilloonida

Fadliga deganaanta iyo xasilloonida

Sida la og yahay degdegga ma fiicna qofka waligiisa waxaa laga rabaa inuu ahaado qof xasillan oo deggan. Marka qofka uu degdeg wax ku sameeyo inta badan wuu shallaynayaa, taas oo keenaysaa noloshiisa inay gasho ciriiri. Taas waxaa soo gali kara waxyaabo badan oo nolosha qofka la xiriira sida guurka waxbarashada iyo dhinacyo kale badan […]

Dabciga mu’minka iyo caayda iyo aflagaadada

Dabciga mu'minka iyo caayda iyo aflagaadada

Dabciga mu’minka iyo caayda iyo aflagaadada Qofka mu’minka ma aha qof dadka duraya oo caayaya ama aflagaadeyanaya. Afaxaar ma aha waa qof mar kaste garsoor ah oo hadalkiisu miisaaman yahay. Rag iyo dumar ha ahaadee. Muslinka taas diinta ayaa fartay marka qofka waxaa laga rabaa inuu raaco fariimaha diinta. Xadiis ayaa kusoo arooray tilmaamaya sifada […]