Sawirada Buur hakaba

Buur hakaba

Sawirada Buur hakaba Waligaa hadaadan arkin buur hakaba waa kuwan sawirada oo laga soo qaaday. Iyadoo cayaaro lagu dheelayo dhalinyar reer buur hakaba ah oo tartan cayaareed ku jira. Dad badan soomaaliyeed ayaan tagin buur hakaba oo maqlay kaliya. Marka sawirada buur hakaba oo cusub waa kuwan     Zaynab, the daughter of General Qasem […]

Beladweyne oo bad isu rogtay daawo sawirada

Beladweyne oo bad isu rogtay daawo sawirada

Beladweyne oo bad isu rogtay daawo sawirada ka imaanaya magaalada Beladweyne waxay sheegayaan in magaalada si daran ay biyo ugu soo fahameen. Waxaa la sheegay magaalada Beladweyne sanad kaste dhibkan ayaa soo gaaraya. Dad badan ayaa ku eedaynaya dowladda soomaaliyeed inay taallooyin aan loo baahnayn dhisayso dalkana oo dhibkan ka jiro. Sawirada halkan ka muuqdo […]

Doogga dalka iyo dandarada dadka sawiro

Doogga dalka iyo dandarada dadka sawiro

Doogga dalka iyo dandarada dadka sawiro Dalka soomaali wuxuu ka mid yahay dalalka Ilaahay khayraad badan siiyay. laakin waxaa dabiici ah inaan adduunka laysla helaynin wax walbo. Ilaahay wuxuu ka qaaday dalka amaanka iyo nabadda wuxuu ka dhigay umadda ku nool soomaali kuwa is neceb oo isku haysta wax walba. Ilaahay dad ma dulmiyo laakin […]