Dhakhtar ma adaa si an awoodeyda usoceliyo

Su’aasha: siigada waan joojiye walina awooda ima so laaban hadii an dhakhtar tago oo an dawa qaato si an agoodeyda u soceliyo dhib miya ikeneysa. Jawaabta: Haddii aad guursan rabto waad aadi kartaa laakin haddii aadan guur diyaar u ahayn hadda dhakhtar maxaad ka rabtaa, haddii aad awooddada soo ceshato hadana xumaanta ayaad ku laabanaysaa, […]
Siigada meqa maalin kadib ayan isbadal daremaya

Su’aasha: siigada marka an joojiyo anigo 10 sana waday meeqa maalin ama isbuuc ayaan isbadal kudareemi karaa. Jawaabta: Marka hore siigada iska jooji oo go’aan adag ka qaado, markaas kaddib jirkaaga wuxuu kusoo noqonayaa sidiisii hore, waxaa laga yaabaa inay kugu qaadato labo sano oo kale, taas waxay ku xiran tahay sida uu yahay dhibka […]
Sigada bil kaste hadaan hal jeer turto dhib miyay leedahay

Su’aasha: Asc wll nin gym dhigta ayaan ahay doobna waan ahay caadadiina waan bartay bishii 1 halmar hadaan sameeyo is badal jir iyo nafsi ahaan ma is badalayaa iyo caqli ahaan Bishii halmar aniga oo aan macaan sanaynin Hadaan iska daayo waayo dareenkayga wuu joogaa lkn maalmaha kle wuu i qabtaa Lkn dhagool ayaan iska […]
Tabar darada siigada Kadib galmada ma la midba

Su’aasha: Ninka marks uu siigesto hurda badan iyo daal ayuu isku arka iyo xoga tabar dari inta sacada ah galmada lamid miyaa. Jawaabta: Taas waxay ka dhalanaysaa biyaha qofka ka baxay, qofka siigo ama galmo biyaha hakaga baxaan wuxuu dareemayaa daal iyo hurdo, inkastoo mar kaste aysan ahayn taas. Dadka qaarkiina awood ayay u leeyihiin […]
Siigada iyo sexka oo an 10 sana waday meeqan kaga so kabsan kara

Su’aasha: 10 sana ayaan siigeysanye sexna wan dawan jiray waan joojiye hada ee meeqa bil ayaan kuso laban karaa si agood badan lix bilood maigu filantahay mise sanad ayaan sugaa inta aan guursan. Jawaabta: Haddaad iska joojisay oo aad go’aan adag qaadartay rajo ayaad leedahay, waa laga yaabaa inaad kusoo celiso awooddaada lix bilood gudahooda […]
Siigada diin iyo caafimaad ahaan

Siigada diin iyo caafimaad ahaan Su’aasha: Siigano dhib intee leeg ayay keentaa caafimaad ahaan? Se diintu maxay ka qabtaa? Siigada diin iyo caafimaad ahaan Jawaabta: Siigada culimada waaweyn waxay qabaan inaysan bannaanayn, waxaa ka mid ah culimadaas Imaam Shaafici, waxay u u cuskadeen daliilyo fara badan oo laga helayo kutubta fiqiga, waxaadna ka dhex raadin […]
Sigada dhibka jirka intee in la eg uu kaga bogsan karaa

Sigada dhibka jirka intee in la eg uu kaga bogsan karaa Su’aasha: Dhibaatada siigada qofka jidhkiisu intee inle,eg ayuu kaga bogsankaraa. Jawaabta: Taas waxay ku xiran tahay muddada uu siigada waday, hadduu muddo badan waday wuxuu u baahan yahay muddo intaas in la eg inuu ka haro oo uu ku dadaalo waxyaabaha nafaqada jirka usoo […]
