Siigada Qaab Dabiici Ah Miyaa Looga Soo Kabsadaa

Su’aasha: Siigada Qaab Dabiici Ah Miyaa Looga Soo Kabsadaa MISE Waa Shardi Inuu Qofku Is Nafaqeeyo. Jawaabta: Haa haddii qofka uu iska joojiyo, laakin hadaad sii waddo wax aad kasoo kabsanayso ma jiraan, waxaa kuu sii kordhaya dhibka ay kuu keenayso.
Dhibaatada siigada dareenka dabiiciga ma saameysaa

Dhibaatada siigada dareenka dabiiciga ma saameysaa Su’aasha: Intaan Aafada Kudhex Jiray Dareenka Dabeeciga Ah Waan Lahaa Laakiin Markaan Aafadii Iska Daayay Een Waliba Mudo Kasii Maqnaa Dareenkaygii Dabeeciga Ahaa Waan Iska Waayay Maxaa La Odhan Karaa Markaa Mise Xaalad Kale Oo Caafimaad Daro Ayaa Jirta Jawaabta: Waxaa keeni kara arinta aad sheegtay xumaanta iyo daawashada […]
Dhibaatooyinka nafsaaniga siigadu keento waxa daawo u ah

Su’aasha: Dhibaatooyinka Nafsaaniga Ah Ee Ay Siigadu Sababto Sideen Ula Tacaali Karaa Dhakhtar Miyaan Tagaa Mise Si Dabeeci Ah ayay iiga Tagayaan Jawaabta: Waxaad kaga soo kabsan kartaa inaad ka fogaato marka hore, sidoo kale inaad ku dadaasho salaadda iyo soonka iyo cibaadada, waxa ugu fiican nafta lagu daaweeyo waa quraanka kariimka iyo xuska Alle, […]
Nafaqo la’aan siigada ma ugasoo kabsan karaa

Su’aasha: Sanadkii Sadexaad Ee Kaysdsanka Ayaan Galay Wax Nafaqo Ahna Maan Samayn Waayo Nafaqo Ma Awoodi Walina Isbadal La Taaban Karo Ma Hayo Talo Iziii Dr Mahadsanid. Jawaabta: Ka har siigada xataa adoon nafaqo haysanin cuntada caadiga ayaa wax kuu tarayso kaliya ka fogow siigada ha u laabanin. Nafaqo La’aan Siigada Ma Ugasoo Kabsan Karaa
Siigada ma keeni kartaa qofka inuu is dilo

Su’aashaa: Inkastoon Siigada Iska Daayay oo Ay Dhibaatooyin Badan Igu Sababtay Waxa Kaliya Een Xal U-Arko Ayaa Ah Inaan Nafta Isdhaafiyo Mida iigu Darana Wax Nafaqo Ah Ma Awooda Ama Ma Heli Karo Talo isii Dr Mahadsanid. Jawaabta: Ilaahay u towbad keen xumaanta aad ku jirto kasoo bax siigada iska jooji, inshaa Allaah Ilaahay amuurahaaga […]
Dhibta siigada qofka uu kala kulmo

Dhibta siigada qofka uu kala kulmo Su’aasha: Dhibaatooyinka Ay Siigadu Qofka Kusababto Ma Mar Kaliya Ayaa Laga Soo Wada Kabtaa Mise Aayar Aayar Ayaa Looga Soo Kabtaa Anigu Hada Ilawgii Badnaa Waan Kasoo Fiicnaanayaa Sidoo Kale Walwalkii Iyo Niyad Jabkiina Waan Kasoo Fiicnaanayaa Markaan Aafada Kudhex Jiray Noloshayduba Waxay Ahayd Shalayto Waxaan Niyada Iska Odhan […]
16 jirkaygii Ayaan Siigada Bilaabay sidee looga soo kabsadaa

Su’aasha: 16 jirkaygii Ayaan Siigada Bilaabay 20 jirkaygiina Waan Iska Joojiyay Hada 23 Jir Ayaan Ahay Wax Rajo Ah Ma Leeyahay Jawaabta: Haddii aad ka tagto sidaadii hore ayaad kusoo noqonaysaa waxaan kuu sheegayaa siigada inaysan fiicnayan dhinac walba, dhibka ay leedahay aad buu u badan yahay, webka ka dhex raadi si fiican ayaan uga […]
