Qofka Shahwadiisii Kaga Qasaartay Intuu Siigada Waday Goorma Ayay Usoo laaban Kartaa

Su’aasha: Qofka Shahwadiisii Kaga Qasaartay Intuu Siigada Waday Goorma Ayay Usoo laaban Kartaa Mise Uma Soo Laabanayso Ee Sidaa Ayay Isku Daayeen. Jawaabta: Markuu si toos u joojiyo siigada way u soo laabanaysaa awooddiisa inkastoo dadka ay ku kala duwan yihiin taas, su’aashan in badan ayaan ka jawaabnay ka dhex raadi webka, su’aal horay looga […]
Wiil aad uga shallaynayo siigada dhibkay u geysatay

Su’aasha: Hada Waxaan Ahay Qof Aad Uga Walwala Barigaan Siigada Samayn Jiray Markasta Niyada Waxaan Iska Yidhaahdaa Maxaa Waxa Kugu Watay ood Usamayn Jirtay Markaan Arko Qayrkay oo Guursaday Qaarna Ciyaal Loo Dhalay Aniguna Hada Niyadjab Iyo Walwal Ayaan Kunoolahay Siigada Mudo Laga Joogo Sadex Sano Ka Hor Ayaan Iska Daayay Walina Wax Natiijo Ah […]
Caadada xun dabeecad qalafsan miyay keentaa

Su’aasha: Intaan Siigada Bilaabin Waxaan Ahaa Qof Aad Ufaraxsan Ama Udhoola-cadeeya Markaan Arko Dadka Cadhoonaya Ama Xanaaqsan Waan Layaabi Jiray Waxaan Ahaa Qof Aad Udabeecad Fiican Laakiin Markaan Siigada Bilaabay Een Waliba Iska Joojiyay Siigada Waxaan Noqday Qof Dabeecidiisii Isbadashay oo-lasoo Baxay Dabeecad Xun waxaanan Lamid Noqday Dadkii Aan La yaabi Jiray Markaan Arko iyagoo […]
Qofka Aan Is Nafaqayn Ee Siigada Mudo Badan Kusoo Dhex Jiray

Su’aasha: Qofka Aan IsNafaqayn Ee Siigada Mudo Badan Kusoo Dhex Jiray Ee Iska Joojiyay Ma-Kasoo Kabsan Karaa Dhibaatooyinka Ay Soo-Gaadhsiiso Jawaabta: Haa waa kasoo kabsan karaa waxaa shardi ah inuu toos u joojiyo siigada, waxaad ku dadaalaysaa cuntada nafaqada leh sida kaluunka iyo hilibka iyo caanaha iyo saliid macsarada. Cuntada nafaqada leh qofka siigada dishay […]
17 jir ayan siigo ku bilaabay 23 jirna waan ku jojiyay xal ma leeyahay

Su’aasha: Qofka Siigada Ku-Walfay Goorma Ayuu Xal Leeyahay Anu 25 Ayaan Ahay 17.jirkaygiiina Siigada Waan Bilaabay Waxaanan Joojiyay 23.jirkaygii Markaa Wax Xala Ma-Leeyahay Jawaabta: Haddii aad ka joogsato rajo ayaad leedahay sidaadii hore ayaad kusoo laaban kartaa, laakin haddii aadan joojinin dhibka ay kuu keenayso wuu sii kordhaa, markastoo aad sii waddo siigada.
Dhibka Siigadu Qofka Goormuu Bilawdaa Goorma Ayuu Ka-Hadhaa

Su’aasha: Dhibka Siigadu Qofka Goormuu Bilawdaa Goorma Ayuu Ka-Hadhaa Jawaab Wcn Dr Jawaabta: Taas dadk way ku kala duwan yihiin qofba waa si, guud ahaan siigada qofka marka uu sameeyo waxaa ku bilowdo dhib nafsi ah, kaas wuxuu bilowdaa marka qofka uu biyabaxo, wuxuu dareemaa yaxyax iyo xishood, marka uu dadka la hadlayo wuxuu dareemaa […]
Dhibaatooyinka siigada qaar qofka aan ka harin miyaa jiro

Dhibaatooyinka siigada qaar qofka aan ka harin miyaa jiro Su’aasha: Dhibaatooyinka Ay Siigadu Qofka Ukeento Nuucay Doonaanba Ha Ahaadaane QOFKU haduu Ka Hadho Siigada Xitaa Isaga oo-Isnafaqayn Miyay Ka Hadhayaan Dhamaantood Mise Qaar Ayaa La Socon-doona Ilaa Inta Noloshiisa Ka-hadhay. Jawaabta: Inta badan way ka harayaan hadduu si toos u joojiyo, laakin haddii cudur kale […]
