Dareenka ibta naasaha raga iyo hormoonka dumarka

Dareenka ibta naasaha raga iyo hormoonka dumarka Su’aasha: Asc wll markan xaskeyga la galmoohayo naasaha in lay salaaxo kacsi waali anka qaadaa taasi hormone dumarka miyaa igu badan. Jawaabta: Raga inay ka dareemaan raaxo marka ay la raaxaysanayaan xaasaskooda waa wax dabiici ah, ibta naasaha raga dareen ayay leeyihiin sida haweenka oo kale, raga badankooda […]
Qofka haduu dareenkiisa koco qandho maxay u kortaa jirkiisa!?

Su’aasha: Walaal waxaan dareemaa markaan istiimo oo kacsiga iyo dareenku iga bato inuu jirkeygu kala taagmo oo aan dareemo inay qandho i heyso arintaas maxay la xiriirtaa mise waa dabiici. Jawaabta: Qofka markuu kacsado dhiigiisa ayaa si xoog u shaqeeya, taas waxay keenaysaa jirka inuu kululaado, kulaylkaas wuxuu keenayaa qofka dhaxan inuu dareemo siiba marka […]
Naag hadaan la hadlo waan kacaa ma cudur baa

Naag hadaan la hadlo waan kacaa ma cudur baa Su’aasha: waxaan rabaa inaad igaga jawaabtaan waxaan ahay wiil aan gabdhaha la hadlin sawabtane waxa ay tahay farjiga ayaa ii kacaya hadii aan hadal isdhaafsano oo raaxo leh taasi maxey tahay iga jaahil bixiya. Jawaabta: Taas waxay noqonaysaa arrimaha nafsiga, sidoo kale dareenka xoogga leh ninka […]
Sheekooyinka galmada dhibkay doobka u keenaan

Sheekooyinka galmada dhibkay doobka u keenaan Su’aasha: SCW walalayal bahda daruur wan idin salay wad ku mahadsan tihin webkan qimaha badan, walaal waxan ahay qof doob ah waxan ka helaa inaan akhristo sheekooyinka raaxada galmada, wagii hore qisooyinkaas ayan meelo badan ka akhrin jiray sida bugagta jacaylka, kadib waxan bilaabay inan kahristo internetka markan akhriyo […]
Dareenka iyo kacsiga badan maxaa lagu xalinkaraa?

Dareenka iyo kacsiga badan maxaa lagu xalinkaraa? Su’aasha: Waad salaamantihiin bahda mareegta Daruur Waxaan ahay Nin doob ah, hadana waan dareen badanahay, waliba dareenka kacsigeyga isma badalo hadaan gaajeysanahay iyo hadaan dharganahay midna, teda kale waxaan ugu daranahay xilliyada aan kaligeyga ahay, waxaan isku arkaa kacsi badan niyad kacsanaan mararka qaar xitaa xubinteyda taranka ayaan […]
Ninkeyga maxaan ku xoojiyaa ila taliya

Su’aasha: walaalo wan idin salay salan ka dib ninkayga wuxuu la’yahay inuu dareen fican helo marka aan wada raxaysanayno isla markii wuu daalaa waxan ka wada raxada sarirta markii hoe sidaas ma ahayn, waqti badan ayu sameyn jiray galmada hadda neeftuur badan ayuu ka dareema marka uu samaynayo marka maxaa la dhihi karaa daawo ah. […]
Sagaalka Fitamiin laga helo ukunta kalluunka

Sagaalka Fitamiin laga helo ukunta kalluunka waa maxay ka faa’idayso shargareey. Ukunta Kaluunka waxaa laga helaa vitamiino badan oo ay ka mid yihiin Vitamin b1 Vitamin b2 Vitamin b3 Vitamin b6 vitamin b12 Vitamin a Vitamin h Vitamin d vitamin k Burutiin badan iyo bir waxyaabo kale nafaqo ah ayaa ka buuxa. Ukunta kalluunka waxay […]
