Geedka Avocado oo raga alaabtooda xoojiya

Geedka Avocado oo raga alaabtooda xoojiya Geedka loo yaqaano Avocado wuxuu ka mid yahay geedaha aadka u nafaq badan marka qofka cuno waxaa laga helaa vitamiino aad u fara badan. wuxuu u roon yahay wadnaha indhaha lafaha jirka sidoo kale wuxuu xoojiyaa istaagga xubinta taranka ragga inay si fiican u is taagto. wuxuu leeyahay waxyaalo badan […]
Hilibka shiilan sariirta ayuu kaa caawiyaa

Hilibka shiilan sariirta ayuu kaa caawiyaa Hilibka wuxuu ka mid yahay cuntooyinka ugu qiimaha badan nolosha. wuxuu kaalin weyn ka qaataa koritaanka jirka iyo seedaha. hilibka waxaa ku jiro Burutiin. midkaas oo kordhinaya maaddo lagu magacaabo Dopamine taas oo ah maaddo kimikaal ah oo maskaxda saameysa waxayna keentaa kacsi. sidoo kale hilibka wuxuu wataa maaddo […]
