Ninkayga geedkiisa wuu dama xiliga sariirta maxaa keeno

Ninkayga geedkiisa wuu dama xiliga sariirta maxaa keeno

Ninkayga geedkiisa wuu dama xiliga sariirta maxaa keeno Su’aasha: Asc walal wad ku mahadsantihin adeega bulshada uhaysan we cafimad iyo diinba leh suashan qaba waxay tahay ninkyga marka aan wada raxaysanayno mararbadan ayu geedkisu damaya anigo sifican ula raxaysanaya marka maxaa keeni karo asc. Jawaabta: Waxaa keeni kara arrintaas sababo badan waxaa ka mid ah […]

Dareenkaygii Dabiiciga Ahaa Gabi Ahaanba Waan Waayay Kacsi ma dareemo

Dareenkaygii Dabiiciga Ahaa Gabi Ahaanba Waan Waayay Kacsi ma dareemo

Su’aasha: Dareenkaygii Dabiiciga Ahaa Gabi Ahaanba Waan Waayay Kacsi Waxaa iigu Dambaysay Markaan Aafada Joojiyay Aafada Ka Hore iyo Intaan Aafada ku Dhex Jirayba Caadi Ayaan Ahaa Oo Dareenkaygu Wuu Fiicnaa Lakin Markaa Aafadii Joojiyay Dareenkaygii Waan Waayay Talo Izii Dr Jawaabta: Waxaad leedahay aafada intaan joojiyay, haddaadan naag qabin oo dareen aad yeelato sow […]

Kacsiga aan daal lahayn ilaa 10 jeer

Kacsiga aan daal lahayn ilaa 10 jeer

Kacsiga aan daal lahayn ilaa 10 jeer Su’aasha: Asc bahda daruur salan kadib Waxan isku arkay xiliga galmada inu bahalka aad iiga adkaado sida inu qarxi rabo cml walibana saaid dareenkayguna uukasidarayo markasto biyabaxo noqnoqoshadayduna waa saaid ilen maba damayo ilaa aan kabaqo inu dhig iga yimado aan ano usi bahan iska daayo xataa mararka […]

Filimada hindiga ah ayaan daawadaa ma iska daynayaa mise waa caadi

Filimada hindiga ah ayaan daawadaa ma iska daynayaa mise waa caadi

Su’aasha: 1.Asc wall waxaan go aan ku qaatay inaa siigada iska daayo iina soo duceeya in ilaahay iga madoobeeyo 2.Tan labaad siigo ayaan rabaa inaa iska daayo hadana filimada hindiga ah ayaan daawadaa ma iska daynayaa mise waa caadi waan iska daawan karaa 3.aflaam ta anshax darada maku jiraan filimada caadiga ah oo hindida intaas […]

Habeenka oo dhan bahalkeyga ma damin dhib miyuu ii keenaa

Habeenka oo dhan bahalkeyga ma damin dhib miyuu ii keenaa

Habeenka oo dhan bahalkeyga ma damin dhib miyuu ii keenaa Su’aasha: scw walaalayaal waxan isku arkay habeen habeenada ka mid ah markan sariirta hurado u tagay maskada ayaa raxo iga soo gashay guska ayaa i kacay waa damin waayay mana sigaysanin ilaa salaad subaxa laga garo indhahayga isma saarin guskana sidiia uu tagnaa hal mar […]

Ninka meeqa jeer ayuu biyabixi karaa

Ninka meeqa jeer ayuu biyabixi karaa

Ninka meeqa jeer ayuu biyabixi karaa Su’aasha: Su’al ayan raba in kayga jawabo ninka meeqa jeer aa laga rabaa inuu galmo sameyo teda kale maxaa keeno ninka inuu si dhaqsi ku daalo ama inuu geedka ka damo asoo shaqada galmada ku jiro ma jiraan raga aan daalin. Jawaabta: Taas waxay u noqonaysaa qofka intuu galmada […]

Xiriirka ka dhexeeya dareenka iyo cuntada

Cuntada dareenka kacsiga habkay u keento

Xiriirka ka dhexeeya dareenka iyo cuntada Su’aasha: Asc wll waan ku salaamay ugu horay waxaan rabaa inaa iiga jawaabto hal sano iyo bar ayaan waday siigo lkn ima dulaysan jirin inta halka sano ah waxaan usamayn jiray ka habeen ka habeen lkn inta barka ah 4 maalmood halmar cuntooyin fcn ucuni jiray si uusan jirkayga […]