Xadiiska sheegay tobanka fidro xiiridda bisqinta miyuu waajibiyaa

Xadiiska sheegay tobanka fidro xiiridda bisqinta miyuu waajibiyaa

Xadiiska sheegay tobanka fidro xiiridda bisqinta miyuu waajibiyaa Su’aasha: Asc xadiiska fitrada ka sheekeeyay oo ay kamid tahay xiiritanka bisqinta ma waajiba 40 days kabadan madambi ba mase runba in salada aan laga aqbalaynin midkale waswaska Aya iguso laba kacleyay wuxuuna igajura imtixaanka intabadan waxaan jeclahay inan guul kagaaro waxbarashada lakin markuu imtixaanka sodawaado waswaska […]

Cadayga iyo caafimaadka ilkaha

Cadayga iyo caafimaadka ilkaha Nadaafadda ilkaha diinta islaamka si xoog ayay ugu boorrisay dadka, qofka muslinka waxaa la faray inuu afkiisa nadiifiyo, waxaa lagu xiray salaadda iyo weysada. Maanta waxaa la ogaaday cudurro badan inay ka dhashaan wasakha afka, laakin diinteena mar hore ayay sheegtay qiimaha uu leeyahay cadayga. wuxuu leeyahay rasuulka (SCW):  (لَوْلاَ أَنْ […]

Makeup malagu tukan karaa

Makeup ka malagu tukan karaa

Su’aasha: Asc walal aad ban idin salamay sual ayan ku weydin lahaa makeup ka malagu tukan karaa mararka qaar baa anigoo makeup ii marsan ama meel u socda amaba meshii joga lakin weeso leh salaad igu soo gashaa wan tukadaa lkin ma ogi in lagula tukan karo makeup ka ? Mahadsanid:). Jawaabta: Haddii gabadha ay […]

Urka cagaha maxaa keeno maxaana lagu daaweeyaa

Urka cagaha maxaa keeno

Urka cagaha maxaa keeno maxaana lagu daaweeyaa Bad smell of the feet, causes and treatment Sida la og yahay dad badan ayaa ka sheegta urka ama shiirka cagaha oo aan loo adkaysan karin waxaa keeno sababo badan waxaa ugu muhimsan sababaha soo socda: 1- Dhididka xadka ka baxsan, waa xaalad jirka soo daayo dhidid badan […]

Immisa nooc ayay u qaybsantaa dahaarada

Immisa nooc ayay u qaybsantaa dahaarada

Dahaarada waa sifada muslinka laga rabo mar walba inuu ku sifaysnaado. Dahaarada labo nooc ayay u qaybsamaysaa dahaaro qalbiga iyo mid jirka. Dahaarada qalbiga waxaa laga wadaa qofka inuu ahaado qof leh qalbi nadiif kana fog xaasidnimo iyo nacaybka muslimiinta, sidoo kale inuu munaafuq uusan ahayn. Dahaarada jirka waxaa laga wadaa in qofka uu ka daahirsanaado […]