Xubinta ragga sidee loo jimicsiiyaa

Xubinta ragga sidee loo jimicsiiyaa Su’aasha: Nio waxaan maqlay ka in guska la jimicsiiyo aroorti xilliga hore marka sidee loo jimicsiiyaa. Jawaabta: Jmicsiga xubinta ninka waa arrin caan ah oo dad badan ay sameeyaan, waxaana la ogaaday 1970-kii waxtarka uu leeyahay jimicsigaas, waxaana lagu magacaabaa jmicsiga lisidda, xubinta ninka wax la lisaayo oo kale ayaa […]
Geedka ninka marka uu kore u qaloocan yahay

Geedka ninka marka uu kore u qaloocan yahay Su’aasha: scw guska marka uu kaco wuxuu ku dhagaa caloosha kor ayuu u baxaa ma toosana siiba marka aan hurada kasoo kaco, xataa kaadida way igu adkaanaysaa ilaa uu ka damo qaloocaas oo caloosha uu qaloocan yahay dhib ma ii keenaa markaan guursado galmada miyuu saameyn karaa? […]
Geedka ninka goormee la dhihi karaa wuu jilcan yahay ma marka uu dansan yahay mise xiliga kacsiga

Geedka ninka goormee la dhihi karaa wuu jilcan yahay ma marka uu dansan yahay mise xiliga kacsiga Su’aasha: Waxan kala garan waaayey xiliga xubinta ragga lagu tilmaami karo in ay jilicsan tahay iyo inkale aniga marka uu kaco ama dareen igalo aad ayuu u adag yahay balse marka uu dansan yahay isaga iyo xiniinyahaba aad […]
Maa jirtaa daawo lagu kobciyo xubinta taranka raga

Maa jirtaa daawo lagu kobciyo xubinta taranka raga Su’aasha: Maa jirtaa daawo lagu kobciyo xubita taranka raga, maa la dheerayn kaara guska raga,fadlan jawaabta dag dag ayaan u rabaa. Jawaabta: Su’aashan dhowr jeer ayaan ka jawaabnay, waxaad ka raadin kartaa webka daruur, guud ahaan daawo ma jirto si toos ah u weynayn karta geedka ninka, […]
Alaabta ninka aadka u yar maxaa xal u ah

Alaabta ninka aadka u yar maxaa xal u ah Su’aasha: Bahda darur wan idin salamay dhib aya ia haysta gsukayga aad bu u yar yahay xaskayga ma ku raxaysanayso kacsiga wa ok guska marku yar yahay daawo malo heli kara fadlan jawab yan idinka sugaya? Jawaabta: Dhererka alaabta ninka caadiga ah wuxuu u dhexeeya 8 […]
Geedka ninka mala weyneyn kara balac ahaan amaba dherer ahaan

Geedka ninka mala weyneyn kara balac ahaan amaba dherer ahaan Su’aasha: Guska siigada yareysay majirta daawa an cuni karo si an uweyneyo qiyas ahaan meeqa centimeters ayaa laga raba guska weyn ginseng powder ma icawin karaa geedka ninka mala weynayn karaa. Jawaabta: Caafimaad ahaan siigada way dhibtaa xubinta taranka ninka, laakin ma yarayso bal waxay […]
Saliid macsarada hadaan geedka ku daliigo mar walba ma dheereyneysaa

Saliid macsarada hadaan geedka ku daliigo mar walba ma dheereyneysaa Su’aasha: Walaal subax walba markaan soo koco waxaan xubintayda taranka u isticmaalaa saliida macsarada oo aan ku jimicsiiyo hadana waxaan dareemaa markaan ku daliigo guska kacsi waali ah marba mar ka sii dambeysana waxaan xubintayda ku arkayaa inay sidii hore ka dheeraaneyso marka saliid macsarada […]
