Maxaa halleeya neerfayaasha geedka ninka

Maxaa halleeya neerfayaasha geedka ninka Su’aasha: Guskeyga asoo taagan ayaan xoog u jiiday salkiisa si kedis ayuu ku damay waaba kacasan wqaayay wax yar ayaan hada roonaya lakin uma taagmo sidii hore uu tagmi jiray kacsiga subaxdii waa iga haray wagii hore subaxdii wuu kici jiray maxaa jiro ila taliya. Jawaabta: Waxaa laga yaabaa neerfayaasha […]
Vitamiinada dhalinyarada awooddooda usoo celin kara

Vitamiinada dhalinyarada awooddooda usoo celin kara Su’aasha: Waxan raba inaad dhalinta la wadagtaan taloyiin cafimaad iyo wixi vitamin ah ee u qofku dib uga soo kaban karoo wixi vitamine ka baxay. Waad mahadsan tihin. Cafimaad ahaan maxa lagaga qabsaan kara ama sidee dib looga kaban karaa awooddii kaa baxday. Jawaabta: Dhalinyrada waxaa laga rabaa marka […]
Bahalka ninka maxaa damiya xiliga raaxada

Bahalka ninka maxaa damiya xiliga raaxada Su’aasha: Aniga guskaygu aad uma adkaado biyuhuna horay bay iiga soo baxaan mxn sameeyaa ila taliya mahadsanidiin. Jawaabta: Arrintaas waxaa keeno sababo badan waxaa ka mid ah dhiigga aan si fiican u gaaraynin xubinta taranka, waayo waxa taagaya xubinta taranka waa dhiigga kasoo qolqolaya wadnaha, taas waxay u noqon […]
Saliida geedka ninka la mariyo dhib ma leedahay

Saliida geedka ninka la mariyo dhib ma leedahay Su’aasha: salam waxan isku arkay gus yari guskayga markuu kaco waa 6 sn markuu dansan yahayna waa 2 sn oo kale meesha ayuu dhegan yahay anigana waxan jiraa 19 sano marka waxan maqlay saliida guska ayay weynaysa arintas maxaa ka jiro hadii sax ay tahay waa salidee […]
Daawada Titan Gel oo xubinta ninka weynaysa

Daawada Titan Gel oo xubinta ninka weynaysa Daawada Titan gel waa daawo xoojiSa hormuunka raga oo loo yaqaano “Testosterone” waxaana loogu talagalay in lagu weyneeyo guska iyo inuu si xoog u taagmo iyo inay siyaadiso shahwada nimanka “manida”. Daawada waxay u shaqaysaa qaab ah jirka inay siiso nisbo weyn oo ah “nitric oxide”, kasoo siyaadiya […]
Ginseng oo ah daawo geedka raga adkeysa

Ginseng oo ah daawo geedka raga adkeysa Geedka Gensing oo Faa’idooyin badan leh waxaa ka mid ah sedex faa’ido aad u waaweyn. 1- raga geedka ka daciifay ayuu bir oo kale uga dhigaya. 2- dadka maskaxdooda aan wax qaban karin awoodda xifdiga ayuu usoo celiyaa. 3- dadka daalka iyo tabardarida ka sheegto ayuu siiyaa awood […]
