Daawada Cayilka ugu dhaqsiga badan uguna fiican

daawada lagu cayilo fiican

Daawada Cayilka ugu dhaqsiga badan uguna fiican Daawada ugu fiican dadka caataha si dhaqsi ugu cayilaan Waa daawo laga sameeyay Nutritional yeast oo khamiirka. waxaa la helaa iyadoo kaniini ah wax dhib uu leeyahay ma jirto qofka hal bil adeegsada jirkiisa wuu soo naaxaayaa waa daawo meel kasta laga heli karo iyadoo kaabsal waa la […]

Cuntada lagu naaxo iyo quruxda jirka

Cuntada sida fudud loogu buurto

Cuntada lagu naaxo iyo quruxda jirka Khubarada cuntada ku takhasusay waxay sheegeen cuntada ka smeysan burka iyo subagga iyo sisinta iyo digaaga duban inay tahay cuntada lagu naaxo oo ka mid  ah cuntooyinka dhaliya baruurta badan oo keenta cayilka caloosha iyo xabadka iyo cajiraha. Siiba marka cuntadaas uu la socdo wax burutiin badan leh sida […]