Cuntada jirka iyo nafta

Cuntada jirka iyo nafta

Cuntada jirka iyo nafta I think you feel hungry when you see this best meal.                 but dont forget the food that good for your health is fruits and vegetables. Cuntada marka ay tahay mid kaladuwan waxay jirka u keentaa tayo iyo awood. siiba cuntada qudaarta iyo furuudka […]

Cuntada makhaayadda iyo mida guriga dhanka caafimaadka

Cuntada makhaayadda

Cuntada makhaayadda iyo mida guriga dhanka caafimaadka Baradhada waxay ka mid tahay cuntada lagu cayilo oo aad u saameysa koridda jirka. waxaa laga rabaa qofka marka uu yahay qof ku dadaalaya cuntada nafaqada leh inuu iska ilaaliyo cuntooyin qaar aan laysku hallayn karin kuwaasoo aan dhihi karno waa cuntooyinka makhaayadaha qaar. Saliidda lagu dubayo baradhada […]

Caleenta canabka faa’idada caafimaad ay leedahay

Caleenta canabka iyo caafimaadka

Caleenta canabka faa’idada caafimaad ay leedahay Waxaa laga yaabaa bulshada soomaaliyeed inaysan qiimaynin caleenta geedka canabka. laakin dunida meel weyn ayay ka joogta dalal badan ayay tahay cuntada ugu macaan badan oo lagu martisooro dadka la jecel yahay. Caleenta canabka waxaa lagu duubaa bariis iyo hilib shiidan markaas ayaa lagu kariyaa maraq waxay noqonaysaa cunto […]

Calooleyda faa’idooyinka ay jirka u keento

Calooleyda faa’idooyinka ay jirka u keento Dadka khibrada u leh cunnada waxay sheegaan calooleyda inay aad ugu fiican tahay ragga iy dumarkaba waxay leedahay burutiino aad u badan oo jirka wax weyn u taraya. waxay siinaysaa awood badan sidoo kale lafaha ayay u roon tahay, sidoo kale jirka dafaaciisa ayay kordhisaa. waxay ilaalisaa xuubka dheefshiidka […]

Hilibka digaaga Vitamiinada laga heli karo

Hilibka digaaga Vitamiinada laga heli karo

Hilibka digaaga Vitamiinada laga heli karo Hilibka digaaga wuxuu ka mid yahay cuntada sida ugu badan laga cuno caalamka oo dhan africa iyo dunida kaleba waa laga cunaa waa cunto fudud waxaa laga helaa vitamin badan aan la soo koobi karin marka laga hadlo nafaqada jirka, digaaga oo ah shinbir ku dhex nool dadka. hilibka […]

Macmacaanka Busbuusada oo ah mid dhaqsi loogu cayilo

Macmacaanka Busbuusada oo ah mid dhaqsi loogu cayilo

Macmacaanka Busbuusada oo ah mid dhaqsi loogu cayilo Sida loo diyaariyo macmacaanka Basbousa lagu magacaabo waa cunto dhaqsi loogu cayilo.   Macmacaanka Busbuusada oo ah mid dhaqsi loogu cayilo 1- labo koob burka laga sameeyay Semolina (sareenka ayaa laga keenay). 2- labo koob caano 3- koob sokor 4- rubac koob saliidda gallayda. 5- seddex qaaddo […]