Hilibka digaaga Vitamiinada laga heli karo
Hilibka digaaga wuxuu ka mid yahay cuntada sida ugu badan laga cuno caalamka oo dhan africa iyo dunida kaleba waa laga cunaa waa cunto fudud waxaa laga helaa vitamin badan aan la soo koobi karin marka laga hadlo nafaqada jirka, digaaga oo ah shinbir ku dhex nool dadka.

hilibka digaaga waxaa lagu tiriyaa hilibka cad oo la sheego inuu yahay mid aad ugu fudud dheefshiidka, sidoo kale wuxuu ka mid yahay cuntada lagu cayilo, waxaa la sheegaa doorada inay ka mid tahay cuntada marka qofka cuno jirkiisa isla markii qaato nafaqadeeda, kana baxsado waxtarkeeda.
Ereyada furaha u ah maqaalkan
maxaa lagu cayilaa, ninka maxaa laga rabaa. sida digaaga loo kariyo, doorada duban, qaabka loo dubo dooradan, diagaag karsan, qaabkee ugu fiican loo dubaa, macaanka digaaga
Chicken meat is one of the most widely consumed foods in the world, in Africa and elsewhere, it is a snack food, it contains many vitamins that cannot be counted when it comes to body nutrition, chicken is a bird that lives among people.
Chicken meat is considered white meat and is said to be very easy to digest, it is also one of the foods that make you fat, it is said that the cholaada is one of the foods when a person eats his body immediately after taking its nutrients, and escapes its benefits.
The keywords for this article
what makes you fat, what is required of a man. how to cook chicken, roasted cholaada, how to roast cholaada, cooked diagaag, which is the best way to roast, the sweetness of chicken
