Caloosha fadhida maxaa lagu socodsiiyaa

Caloosha fadhida maxaa lagu socodsiiyaa Su’aasha: Walaal maalmahaan waxaan dareemayaa calool xiran dhanka saxarada ayaa iga xiran maxaa lagu socodsiin karaa oo loo isticmaalaa. Jawaabta: Caloolfadhiga inta badan wuxuu u noqonayaa cuntada qalaylka ah, iyo biyaha in layska yareeyo, waxyaalaha caloosha socodsiiya waxaa ka mid ah cuntada jilcan oo qooyan, sidoo kale biyaha badan, iyo […]
Gooryaanka waxa keena iyo daawada

Gooryaanka waxa keena iyo daawada Waa maxay gooryaanka ? Cudurka gooryaanka oo loo yaqaano afka carabiga داء الصفر afka ingiriiskana waxaa loo yaqaanaa “Ascaris lumbricoides“. Goorayaanka bilowgiisa waa ukumo oo dhaulka kasoo raaca qofka ama cuntada ukumaha ay soo gaaraan. Marka ay kumaha fiiqmaan iyaoo aad u yaryar waxay kasoo dhexbaxaan micdhicirada waxay soo gaarayaa […]
Cudurka Jariirisada ama idinyada sababaha keena iyo daawada

Cudurka Jariirisada ama idinyada sababaha keena iyo daawada Jariirisada waxaa lagu yiraahdaa afka carbiga الدودة الدبوسية ama ديدان الأقصورة ama الحرقوص afka ingiriiskana waxaa loo yaqaanaa Pinworm. Bahalkan wuxuu ka mid yahay cudurada ugu caansan dunida wuxuu ku dhacaa inta badan caruurta, waana dhici kartaa inuu ku dhaco dadka waaweyn. Qofka marka uu hurdayo dhedigga […]
Malmalka maxaa lagu daaweeyaa

Malmalka maxaa lagu daaweeyaa Waa maxay malmal? maxaa see lagu yiraahdaa afka ingiriiska iyo afka carabiga?Malmalka english lagu yiraahdaa “Myrrh“, afka carabigana waa “مر“Geedka malmalka wuxuu dhererkiisa gaarayaa afar mitir wuxuu leeyahay laafo qodax leh, qaabka malmalka lagaga soo saaro waa in la jeexo geedka markaas ayuu dhacaan soo deynayaa dhacaankaas ayaa noqda malmalka.Malmalka […]
Gaastariga sababaha keena iyo daawada ugu fiican

Gaastariga sababaha keena iyo daawada ugu fiican Cudurka gaaska ama gaastarig loo yaqaano afka carabiga waxaa lagu dhahaa التهاب المعدة taas oo mahnaheeda ah ololka caloosha ama caabuqa caloosha, afka english waxaa lagu dhahaa Gastritis. Waa olol ka dhasha dhaqanxumida cuntada ama qofka inuu cuno cunto xumaatay ama inuu qaato daawooyinka caloosha dhib u keena. […]
