Dhuusada badan hadii la celiyana calool xanuun imaanayo

Dhuusada badan hadii la celiyana calool xanuun imaanayo Su’aasha: maxaa keeno dhuusada badan oo aan xadka lahayn malaga yaabaa cuntada qaar inay dhuuso badan u keento qofka wax calool xanuun ma laha laakin wa dhuuso aad u daran mararka qaar aad bay u uaraysaa mana rebi karo hadaan celiyo qaska ayaan xanuun ka dareemaa fadlan […]
Saxarada caruurta urka badan sababaha iyo daawada

Saxarada caruurta urka badan sababaha iyo daawada Su’aasha: cunug yar jiro labo sano saxaradiisa aad bay u uraysaa maxaa sababo ma cudur buu qabaa maxaa daawo u ah? Jawaabta: Ilmaha caanaha naaska nuugo saxaradooda ma urto inta badan, waxaa keena saxarada urka badan caloolfadhiga, iyo ilmaha la siiyo caanaha caadiga, xaarka marka uu aad ugu […]
Siyaabaha ugu fiican oo loo dabargooyo gooryaanka caloosha

Siyaabaha ugu fiican oo loo dabargooyo gooryaanka caloosha Su’aasha: Asc aadban idin salaamay culimo Bacda salaan Waxan ahay nin 21 jira in ku dhaw 5 sano dhakhtar ma tagin sababo jira awgood 4ti sanno ee u dambeeyay jidhkayga wax isbedela muu samayn muuqal ahan iyo xajmi ahn ba inuu sii yarado moye wxan iskaga shikiyay […]
Waxa lagu daaweeyo dheefshiidka dabiici ahaan

Su’aasha: Asc walalaha qaliga ah page kan aad aya lagu faaiiday run ahaantii wan ku mahadsantiin shaqada ad no hysaan su.ashayda hadaan u gudbo wll waxan aan ahy helobacter bacteriaya lagu sheegay si kasta ha ahaatee wan ka bogsaday ugu danbyn alx lkn arin kle aya so korodhay dheefshiid xumu aya jirta ayeu idhaheen oo […]
Caloosha waxaan ka daremaa culeys maxaa xal ah

Caloosha waxaan ka daremaa culeys maxaa xal ah Su’aasha: Asc wllo bahda daruur adban idinka mahad celinaya dhaman sualhad igah jawabten alle xasnadka heydinka siiyo wllo waxd iga jawabtana caloosha waxaan ka daremaa culeys , iyo inan neefsan kariwayo sidii neeftu igu dhagsantey inan xoog isakagaso saaro markastena maha wa mar mar calool istagna wan […]
Caloolxuun iyo shuban maalinta ciida maxaa keena

Caloolxuun iyo shuban maalinta ciida maxaa keena Dad badan ayaa ka sheegta calool xanuun daran ama shuban iyo mantag maalinta ciidda fidriga ama maalmaha ku xiga. Marka hore waxaad ogaataa jirka ama caloosha inay la qabsatay gaajo dharaarta Ramadaanka. Marka subaxdii ciidda aad xalwo iyo buskut ka buuxiso markaas aad ku qadayso cunto hilib iyo […]
Dhibka ay keento hurdada caloosha lagu seexdo

Dhibka ay keento hurdada caloosha lagu seexdo Su’aasha: Dad badan ayaa jira caloosha ku seexda waliba waxaa u badan dumarka seexashada caloosha dambi miyaa qofka maxay u keenaysaa xaga caafimaadka. Jawaabta: Hurdada lagu seexdo caloosha diin ahaan waa hurdo la reebay in lagu seexdo caloosha waa mamnuuc, xadiis ayaa kusoo arooray oo saxiix ah: (أنَّ […]
