Prof Cali Khaliif Galleyr hal geel lisaya kaddib caanaha cabbaya

Prof Cali Khaliif Galleyr hal geel lisaya kaddib caanaha cabbaya Prof Cali Khaliif Galleyr oo ahaa RW Soomaali waa hore ayaa hadda aad aan uga muuqanin siyaasadda soomaaliya sidii hore oo kale. sawiro ayaa laga baahiyay baraha bulshada isagoo lisaya hal geel kaddib caanaha cabbaya. Cali Khaliif oo ah dadkii hore siyaasadda soomaaliya ku jiray […]
