Sidee Ilmuhu ugu ekaadaan aabaha ama hooyada markay dhashaan?

Sidee Ilmuhu ugu ekaadaan aabaha ama hooyada markay dhashaan? Su’aasha: Inkastoo aan dhihi u badka waxaa bixiya Allaah sw hadana Ilaahey wuxuu sameeyey asbaab ay ubadkaasu ku yimaadaan oo ah in lab iyo dhedig shahwadooda laga dhex abuuro hadana waxaan rabaa wll inaa ii faah faahisid Ilmuhu markay dhashaan qaar waxay u ekaadan aabohood qaarna […]
Qofka ay ku yar tahay tayada manida (low sperm) daawada dabiiciga u roon

Qofka ay ku yar tahay tayada manida (low sperm) daawada dabiiciga u roon Su’aasha: Asalamu Alaikum Dr waxaan ahaay dhibane mudo dheer xagaa dhalmada shahwadey at ayu u yaar yahay ama low sperm count maaxat igula talin lahet in an sameyo IVF kaa haal maar ayaan sameyay natijada naa zero ayu noqday ee maxat igulaa […]
Biyaha kuulatada “madyiga” hadday qalallaan wax ma nijaaseeyaan

Biyaha kuulatada “madyiga” hadday qalallaan wax ma nijaaseeyaan Su’aasha: Maro biyaha midyiga iga dateen OO angagtay maro kalo dahir ah hadi ladulsaro miyay nijasen masa lagu tukan kara. Jawaabta: Biyaha madyiga ama kuulatada oo ninka ka yimaada marka uu raaxo dareemo haddii ay ku qalallaan marada oo maradaas iyadoo qalallan maro kale la dulsaaro ma […]
Ma jirtaa daawo si toos ah kaaga daaweyneysa biyo baxa dagdaga

Ma jirtaa daawo si toos ah kaaga daaweyneysa biyo baxa dagdaga Su’aasha: Asc waxaa rabaa su aashan in liga jawaabo Ma jirtaa daawo si toos ah kaaga daaweyneysa biyo baxa dagdaga ama daawo dhireed Ama Drugs loo isticmaalo mahadsanidin. Jawaabta: Su’aashan in badan ayaan ka jawaabnay iyadoo noocyo badan ah, marka waxaa kugu habboonayd inaad […]
Galmada biyaha tayada u yeesha oo uurka keenta waa meeqa maalin kadib

Galmada biyaha tayada u yeesha oo uurka keenta waa meeqa maalin kadib Su’aasha: Qofka hadi maalin kaste uu xaskiisa u tagayo waxan maqlay biyahisa shahwada inaysan rimin karin xaska galmada maalin kaste la sameyo biyaha ayay tayada ka yaraysaa hadalkaas maxaa ka jiro, teeda imisa maalin loo baahan yahay ninka inuu u kala fogeyo galmada […]
Biyaha shahwada jiran maxaa lagu gartaa

Biyaha shahwada jiran maxaa lagu gartaa Su’aasha: Mararka qaar biyaha shahwada waxan ku arkaa wax cad caanaha oo kale ah oo ka duwan manida mararna marka aan kaadinayo ayan isku arkaa, sidoo kale marka aan biyabaxayo xanuun ayan ka daremaa jirada noocas maxaa la dhihi karaa astaamaha an sheegay dhib miyay u keeni karan mustaqbalka […]
Dhacaanka istiinka raga nijaas miyaa

Dhacaanka istiinka raga nijaas miyaa Su’aasha: Scw walaal waxan idinka mahad celinaya webka daruur qiimaha badan aad baan uga faa’ideystay mar walbo waa akhrista, walaal waxan ahay wiil dareen kacsi badan keh 32 sano ayaan jiraa, markaan arko wax dareenkayga kiciyo dhacan badan aya iga imaanaya siiba markan arko naag dabo weyn leh, marka dhacaanka […]
