Cuntada iyo cabitaanka caloosha weyneeya

Cuntada iyo cabitaanka caloosha weyneeya Cuntada iyo cabitaanka caloosha weyneeya waxay ka mid yihiin waxyaalaha caafimaadka khatar ku ah. qofka marka caloosha ka weynaato wuxuu noqonayaa qof jirrooyin badan halis u ah. cuntada waxaa ka mid : 1- chips (jibsiga) taasna waxaa laga soo xigtay cilmibaareyaal ka tirsan jaamacadda Harvard. 2- Soda Diet canbbitaanka ah […]
Qaabka ugu sahlan caloosha lagu yareeyo

Qaabka ugu fiican oo caloosha lagu yareeyo Sida la og yahay baruurta caloosha si xun ayay u saameynaysaa caafimaadka qofka rag iyo dumarba. waxay keenaysaa jirrooyinka halista ah sida wadnaha iyo halbowlaha iyo cadaadiska dhiigga sarreeya iyo sokorta xataa kansarka. Qofka inuu yareeyo baruurta caloosha waxay baahan u tahay waqti dheer iyo dadaallo badan la […]
Caloosha dumarka maxaa lagu yareeyaa

Caloosha dumarka maxaa lagu yareeyaa Su’aasha: Waxan ahay xaas marka aan dhalay labo da’ waxaan isku arkay calooshayda oo baruur badan yeelatay si kaste an cuntada isaga yareeyo isma badalayso dumarka calooshooda maxaa sabab u ah dhalmada miyaa ama sabab kale ayaa jira, ninkayga waxaan ku arkay inuu qaabkaas dhibsanayo mar kaste wuxuu igu soo […]
Caloosha waxa weyneeya iyo sida loo yareeyo

Caloosha waxa weyneeya iyo sida loo yareeyo Caloosha waxa weyneeya iyo sida loo yareeyo sidey u arkaan gabdhaha ninka calool weyn leh Baruurta caloosha iyo waxyaalaha siyaadiya ama yareeya rag iyo dumarba Baruurta caloosha waa midda ugu daran oo dhibka u keenta caafimaadka waxay ka dhalataa. 1- subagga 2- caanaha 3- shukulaatada 4- xalwada 5- […]
