Quraanka online ka baro sidoo kale tafaasiirta iyo axaadiista

Maanta waxbarashada aad ayay u fududaatay, qalab badan ayaa la helayaa oo sahal kaaga dhigaya inaad waxbarato. Qofka raba inuu barto quraanka kariimka online macallin la’aan ah ama inuu muraajaceeyo wuxuu ka helaa webkan wuxuu leeyahay qaabab badan oo sahal si fudud lagaga baran karo quraanka kariimka, sidoo kale wuxuu wataa tafsiir iyo tarjamo afaf […]
Heesaha qofka dhagaysta miyay saameeyaan

Su’aasha: Labadi sano ee lasodhafay waxaan bilabay dhageesiga heesaha iyo dawashada riwayadaha marka kawarama waxaana igatagay dadanka cibadada sida salaada iyo quraanka iyo xusuusta qabriga awal waxaan kufiriki jiray waqti kasta inan diman Kara hada waxaanba leyahay 20ayad jirta70 markad garta lee dhimani heesaha maigu sababi Karan Jawaabta: Heesta waxay kicisaa caadifada qofka wuxuu noqonayaa […]
Anoo janaabo qaba Qur’aan ma dhageysan karaa?

Su’aasha: Wll anoo janaabo qabo hadaan Qur aan dhageysto dambi miyaa mise waa mubaax bal ii kala cadeey Jawaabta: Quraanka waad dhegeysan kartaa adoo janaabo qaba wax dhib ma laha waana mubaax, sidoo kale naagta dhiiga caadada qabta iyada way dhageysan kartaa quraanka, akhriska ayaan laguu oggoleyn ama inaad musxafka qabato laakin dhegeysiga waa mubaax. […]
Saabriin Xasan oo tartan quraan ku heshay gaari 40 kun doolar ah

Saabriin Xasan waa gabar soomaaliyeed oo jirta labo iyo toban sano, waxay ku guulaysatay musaabaqada ama tartanka quraanka kaarimka dhammaantiisa, sodonka juz waxaa abaalmarin loo siiyay gaari Toyota ah oo qiimihiisa uu yahay 40 kun doolar. Quraanka kariimka qofka marka uu ku dadaalo Ilaahay karaamo ayuu siiyaa adduun iyo aakhiraba. Gabadhan yar waalidkeeda si fiican […]
Beesha ugu xifdin badan Quraanka kariimka

Soomaalida waa dad lawada og yahay inay Quraanka si fiican u bartaan marka loo eego dunida muslinka. Quraanka loox baa lagu dhigaa markaas ayaa laga xifdiyaa, dugsiyo badan ayaana sidaas sameeya. laakin marka aan fiirino beelaha soomaalida ugu akhriska badan Quraanka waxaa la dhihi karaa qabiilka Raxweyn guud ahaan sidoo kale beesha Abgaal waxayna ku […]
Haweeney caddaan ah oo Quraanka la dhacday

Islaamka oo maanta dad badan ay raadinayaan, markastoo weerar lagu qaado waxaa soo galaya diinta islaamka dad badan, 9/11/ marka maraykanka ay dhacday waxaa soo islaamay dad badan oo aan ogeyn inay jirto diinta islaamka. weerarada dambe ee labada masjid dalka New Zealand waxay keeneen dad badan inay diinta islaamka soo raadiyaan. Haweeney caddaan […]
Xaflad loo qabtay ilmaha Quraanka dhameeyay

Xaflad loo qabtay ilmaha Quraanka dhameeyay Xaflad ayaa loo dhigay arday soomaaliyeed oo Quraanka dhammaysay, xafladda waxaa lagu qabtay magaalada Qaahira ee dalka masar. xafladda waxaa qabtay markazka Imaam Shaafici oo ku yaalla magaalada Qaahira. waxaa kasoo qaybgalay xafladda dad badan oo ay ka mid yihiin waalidiinta ilmahaas […]
