Fadliga qiimeynta dadka waaweyn

Fadliga qiimeynta dadka waaweyn

Fadliga qiimeynta dadka waaweyn Diinta islaamka waa diin ku dhisan naxariis iyo wanaag. Waa diin qofkii arko qiimaheeda horay kasoo galaya,  dadka in la tixgaliyo diinta way ku boorisay, gaar ahaan dadka danyarta sida dadka waaweyn iyo ilmaha yaryar iyo dumarka. Axaadiis badan ayaa kusoo aroortay in la tixgaliyo dadka waxaa ka mid ah axaadiistan […]

Qiimaha wanaajinta deriska

Qiimaha wanaajinta deriska

Deriska meel weyn ayuu ka joogaa diinta islaamka, qofka muslinka waxaa la faray inuu wanaajiyo deriskiisa, Alle subxaanahu watacaalaa wuu u naxariisanayaa qofka ku dhaqma diinta fariimaheeda. Wuxuu yiri rasuulka (SCW): (مَنْ كَانَ يُؤْمِنُ بِاللَّهِ وَاليَوْمِ الآخِرِ فَلاَ يُؤْذِ جَارَهُ ، وَمَنْ كَانَ يُؤْمِنُ بِاللَّهِ وَاليَوْمِ الآخِرِ فَلْيُكْرِمْ ضَيْفَهُ ، وَمَنْ كَانَ يُؤْمِنُ بِاللَّهِ وَاليَوْمِ […]

Dhaqanka Islaamka oo kooban

Dhaqanka Islaamka oo kooban

Dhaqanka Islaamka oo kooban Islaamka waa diin xaq ah waa diinta anbiyada Alle soo diray oo dhan laguna khatimay nabi Muxamed SCW . Islaamka qiimaha uu leeyahay lama soo koobi karo nusuus badan ayaa kusoo aroortay waxaa ka mid ah: Alle wuxuu yiri: (وَمَنْ أَحْسَنُ دِينًا مِمَّنْ أَسْلَمَ وَجْهَهُ لِلَّهِ وَهُوَ مُحْسِنٌ وَاتَّبَعَ مِلَّةَ إِبْرَاهِيمَ […]

Dabeecadaha dadka sida lagu ogaado

Dabeecadaha dadka sida lagu ogaado

Dabeecadaha dadka sida lagu ogaado Dabeecadaha dadka qaabab badan ayay u kala baxaan, sida lagu garto aad bay u adag tahay qofka haddaan lala dhaqmin. Xadiiskan waxaan ka faa’idaynaa astaamaha lagu garto dabeecadaha dadka. Qaababka qofka lagu ogaan karo dabcigiisa inuu yahay qof wanaagsan ama qof xun, waxaa laga wariay Cumar bin Alkhaddaab arrin tilmaamayso […]

Waa maxay daawada bulshada bukan

Waa maxay daawada bulshada bukan

Bulshada waxay u bukataa sida uu jirka aadanaha u bukado, haddaba waa maxay daawada jirka u baahan yahay markuu bukado. Bulshada waxyaabo badan ayaa jira lagu hagaajin karo, nusuus badan ayaa kusoo aroortay daawada bulshada bukan wuxuu leeyahay Alle: {يَاأَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِنْ جَاءَكُمْ فَاسِقٌ بِنَبَإٍ فَتَبَيَّنُوا أَنْ تُصِيبُوا قَوْمًا بِجَهَالَةٍ فَتُصْبِحُوا عَلَى مَا فَعَلْتُمْ […]

Dhaqanka dadka iimaanka leh

Dhaqanka dadka iimaanka leh

Dadka iimaanka leh waxay leeyihiin astaamo lagu garto, iyo dhaqan suuban oo ka soocaya dadka xunxun. Nusuus badan ayaana tilmaantay arrintaas halkaan ayaad ka arki doontaa. Alle wuxuu sheegay dadka iimaanka leh inay ku degdegaan khayraadka, waxay ka baqayaan inaan laga aqbalin, rajo damac ayay ka qabaan in laga aqbalo oo abaalkiisa ay helaan, wuxuu […]

Ajarka laga helo tarbiyada gabdhaha

Ajarka laga helo tarbiyada gabdhaha

Ajarka laga helo tarbiyada gabdhaha Alle ayaa bixiya ubadka nooc kaste ay yihiin gabar iyo wiilba. Laakin waxaa aad u adag qofka inuu tarbiyeeyo gabdhaha sidaa awgeed ajar wey ayaa laga helayaa tarbiyada gabdhaha. Wuxuu yiri nabiga – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee -:  (مَنْ كَانَ لَهُ ثَلَاثُ بَنَاتٍ ، فَصَبَرَ عَلَيْهِنَّ ، وَأَطْعَمَهُنَّ […]