Web English si sahlan looga barto waana free

Web English si sahlan looga barto waana free

Web English si sahlan looga barto waana free Qofka raba inuu afka in ingiriiska si sahlan ku barto wuxuu ka heli karaa webyada loogu talaggalay waxaa jira web aad u fiican oo kaa caawinaya ku hadalka iyo dhegeysiga afka ingiriiska. English Teaching and Learning Materials Free online For Beginners https://www.eslfast.com/ Wuxuu leeyahay heerar kala duwan […]

Magacuyaalka ME ee ingiriiska iyo sida loo adeegsado

Magacuyaalka "me" ee ingiriiska iyo sida loo adeegsado

Magacuyaalka ME ee ingiriiska iyo sida loo adeegsado Magacuyaallada afka ingiriiska waxaa ka mid ah magacuyaalka “me” oo ah magacuyaal layaleedka quman oo falka toos ugu dhaco, wuxuu imaanayaa falka kadib sida tusaalooyinka soo socda ku cad. Wuxuuna magacuyaal u yahay shakhsiga koowaad oo fardi ah aan dad kale la socon. Afka soomaaliga waxaa ku […]

Sifooyin Af ingiriis oo laysku caayo

Sifooyin Af ingiriis oo laysku caayo

Sifooyin Af ingiriis oo laysku caayo Marka af la baranayo waxaa laga bartaa wixii aadka loo adeegsado, si aad u fahanto wixii lagaa sheegayo siiba marka aad ajnabi tahay oo aad ku nooshay wadan shisheeye, waxaa laga yaabaa qof inuu ereyo kugu dhaho adigana aad u malaynayso ereyoo fiican inay yihiin, marka si aad uga […]

Tusaalaha tarjamada Carabiga iyo Soomaaliga

Tusaalaha tarjamada Carabiga iyo Soomaaliga

Qaabka loo tarjamo hadalka waa arrin u baahan aqoon dhinac walba. Ereyga marka la tajumayo waa in aqoon oo leeyahay macnaha uu yahay iyo macnaha uu weerta kaga jiro. Illeen ereyga wuu isbaddalaa mararka qaarkooda marka uu weer kale galo. sidoo kale waxaa daruuri ah qofka inuu garanayo garaamarka iyo cilmiga balaaqada. Waxaa kaloo la […]

Macnaha Ramadan English ahaan iyo Soomaali

Macnaha Ramadan English ahaan iyo Soomaali

Macnaha Ramadan dad ayaa isku dayay magaca inay kasoo saaraan waxyaalo macne oo fiican leh Ra’da waxay kasoo qaadeen in laga soo gaabiyay ereyga English Remember oo macnihiisu yahay xusuuso. A’da waxaa laga soo gaabiyay  Magaca Allaah Ma’da waxaa laga soo gaabiyay ereyga engilishka Mornig oo laga wado Aroortii A’da waxaa laga soo gaabiyay ereyga […]